Somali Medical Forums
January 08, 2009, 02:03:41 AM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VIDEO: Medical doctors graduated in Somalia
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Meeqo saac oo hurdo ah ayuu u baahanyahay cunugaaga?  (Read 524 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Diagnostic
Sr. Member
****

Points: 67
Offline Offline

Gender: Male
Location: Uganda
Field: Medicine
Posts: 171


Professional Diagnosis


« on: January 19, 2008, 03:51:29 PM »

  • Hurdadu waxay muhiim u tahay koriinka cunugaaga
  • Koriinka jirka waxaa ka qeyb qaata hormoono badan kuwaasoo la soo daayo inta badan habeenkii
  • Ilmaha markii ay dhashaan, waxa ay u baahanyihiin ilaa 16 saacadood inay hurdaan, waxayna soo kacaan 2dii ama 3dii saacba si loo quudiyo
  • Wixii ka bilaawdo 4 bil, ilmaha badanaa hurdadoodu way siyaadaa
  • Inta u dhaxeysa 6 bil ilaa 1 sano, waxa ay hurdaan 5 ilaa 6 saac oo xariir ah
  • 1 sano ilaa 5 sano waxa ay hurdaan 12 saac maalintii
  • Ilmaha iskuulka dhigta waxa ay hurdaan 10 saacadood maalintii
  • Waxaa kaloo aad muhiim ah in la ogaado in ilmaha ay ku kala duwanyihiin qaabka hurdada, mathalan hadii 1 sano jir uu jiifto 10 saacadood maalintii caafimaadkiisane uu fiicanyahay wax dhibaato ah ma jiraan.
  • Inta ay hooyadu ka walwalin qaabka hurdada ilmaheeda, waxaa haboo in ay la sheekeysato qoysas kale si ay u ogaato farqiga u dhaxeeya hurdada ilmaha iyo koriinkoodaba.

La soco qeybaha soo socda oo ku aadan dhibaatooyinka soo waajaha hurdada ilmaha iyo sida looga hortago.
Diagnostic
Logged

In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
La Saan Qaad Cunugaaga - 1 Cudurrada Caruurta Diagnostic 3 513 Last post October 27, 2007, 02:06:05 AM
by Diagnostic
Daawo ayuu qaatay Qamaar ayuu ku waashay! Medical Stories and Jokes Pharmacist 1 252 Last post November 02, 2007, 08:35:10 PM
by Dr.Mahdi
Xisaabso culeeska iyo dhirirka cunugaaga Cudurrada Caruurta Diagnostic 0 334 Last post November 19, 2007, 01:37:41 AM
by Diagnostic
Hurdo Xumida Ilmaha Cudurrada Caruurta Diagnostic 0 386 Last post January 23, 2008, 01:30:51 AM
by Diagnostic
Meeqo Nooc oo Niyad Jab ah ayaa Jira? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 338 Last post March 28, 2008, 02:14:09 AM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page January 04, 2009, 07:04:31 AM