Somali Medical Forums
January 07, 2009, 08:22:07 PM
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
News
:
VIDEO:
Medical doctors graduated in Somalia
Website
Home
Help
Search
Login
Register
Somali Medical Forums
>
Diseases and Conditions
>
Cudurrada Haweenka
(Moderator:
SomaliDoc
) >
Tima goid dhalida ka dambaysa
Pages: [
1
]
« previous
next »
Print
Author
Topic: Tima goid dhalida ka dambaysa (Read 590 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
Points: 0
Online
Gender:
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 224
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Tima goid dhalida ka dambaysa
«
on:
May 13, 2008, 03:12:06 AM »
Maxay tahay?
Dumar badan ayaa arki doona tima goíd uurka ka dib. Hoormoonka siyaada waqtiga uurka la leeyahay ayaa wuxuu is bedel ku keenaa maqaarka iyo meela badan oo kale oo jirka ka mid ah. Waxay ka dhigaan dhamaan timaha madaxa kuwa so baxaya. Sidaas darted dumar badan ayaa dareemaya in timahoodu soo xoogaysanayaan inta uurka lagu jiro.
Dhalitaanka ilmaha ka dib timaha badankood way joojiyaan koritaankii waxayna galaan xilli nasasho xaalladaas oo ay ku jiraan laba ama saddex bilood. Marka wareegii koritaanka timuhu bilawdaan mar kale, timuhu waxay gadaal ugu noqdaan heerkii koritaanka timihii horena waa daataan hal mar.
Qiyaasta goáysa way isbedeshaa waxayna ku xiran tahay shakhsiga, dumarka qaarkoodna way kaga badan yihiin kuwa kale. Haddii uu horayba u jiray in qofku hido xagga qoysk ah u leeyahay in timuhu ka goáan, tima goída waxaa laga garan karaa dhalashada ilmaha ka dib.
Tima goída waqtiga hore waxay badanaa ku dhamaataa laba ilaa saddex bilood ka dibna timuhu waxay bilaabaan inay soo baxaan. Dumarka badankood, timuhu waxay ku soo noqdaan heerkoodii hore uurka ka hor.
Sidee lagu daaweeyaa?
Wax dawa ah oo muhiim ahi ma jirto tima goída mudaysan. Badanaa waa isbedel aan joogta ahayn oo timuhu koraan inta lagu jiro xilliga uurka la leeyahay.
Shanlaynta siyaadada ah ayaa goysa timaha waxayna dedejinaysaa timagoída awal qaadan lahayd laba ilaa saddex bilood inay ku goáan. Haddii taasi dhacdo timaha sina wax u yeelli mayso. Qaadashada fiitamiinka ama salaaxidu wax macna ah oo ay u samaynaysaa ma jirto. Dumarka qaarkood tima goída mudaysan waxay ku dhacdaa uur kasta ka dib.
Gunaanad
• Tima goída ha dambeysa dhalida tima joogta ah maaha
• Caadatan ilaa 100,000 oo tima ah ayaa madaxa ku yaal badanaana 50-200 oo tima ah ayaa goá maalin walba
• Hormoonka heerkiisa siyaada marka uurka la leeyahay ayaa keena madaxa timaha ku yaallaa siyaadaan ka badan intii caadiga ahayd
• Dhalitaanka ka dib heerka hoormoonku wuxuu ku noqdaa caadigiisii laba ilaa saddex bilood ayaa jira tima goíd badan waxayna ku dhamaataa laba ilaa saddex bilood
• Tima bixidu waxay caadi ku soo noqonaysaa saddex ilaa lix bilood laga soo bilaabo marka timuhu bilaabeen inay goáan
• Tima goídu waxay dhici kartaa uur yeelasha kasta gadaasheeda
Wixii macluumaat intaas ka badan halkaan ka weydii
SomaliDoc
Logged
1- Si aad wax ugu qortid Webka
|
2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha
|
3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale
|
5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (
Halkan Riix
)
Pages: [
1
]
Print
« previous
next »
Jump to:
Please select a destination:
-----------------------------
SD Related Issues
-----------------------------
=> Announcements
=> SD Support and Suggestions
=> Requests & Recommendations
-----------------------------
Medical Student Forums
-----------------------------
=> I want to Study Medicine
=> Fresh Students
=> Basic Medical Science
=> Clinical Rotations
=> Questions, Exams & Study tips
=> Problem-Based Learning Center
=> Internship and Residency
=> Board Exams (USMLE/PLAB/MRCP)
-----------------------------
Other Health Professions
-----------------------------
=> Pre-Dental and Dental
=> Nursing Education Center
=> Lab Students & Lab Technicians
=> Pre-Pharmacy and Pharmacy
=> Radiology & Medical Imaging
=> Other Medical Careers
-----------------------------
Diseases and Conditions
-----------------------------
=> Cudurrada Guud
=> Cudurrada Haweenka
=> Cudurrada Caruurta
=> Cudurrada Qaliinka
=> Cudurrada Maqaarka
=> Cudurrada Indhaha
=> Cudurrada Maskaxda
=> Qaybta Wacyi Galinta
=> Qaybta Su'aalaha
-----------------------------
Medically Related Forums
-----------------------------
=> Health News and Events
=> Islam and Medicine
=> Topics in Healthcare
=> Medical Stories and Jokes
-----------------------------
Finance & Aid
-----------------------------
=> Humanitarian Aid Organizations
=> Scholarships and Opportunities
=> Medical jobs
-----------------------------
General Discussions
-----------------------------
=> Doctor's Hobbies
=> All-Students Forum
=> New Members
=> Feel Free Here
Loading...