Somali Medical Forums
January 07, 2009, 11:09:06 PM
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
News
:
VIDEO:
Medical doctors graduated in Somalia
Website
Home
Help
Search
Login
Register
Somali Medical Forums
>
Diseases and Conditions
>
Cudurrada Maqaarka
(Moderator:
SomaliDoc
) >
Kasoo-bax (Boils or Furunculosis)
Pages: [
1
]
« previous
next »
Print
Author
Topic: Kasoo-bax (Boils or Furunculosis) (Read 318 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
Points: 0
Online
Gender:
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 224
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Kasoo-bax (Boils or Furunculosis)
«
on:
May 30, 2008, 11:28:50 AM »
Kasoo-baxu waa finan xanuun badan oo ay ka buuxsanto malaxi. Finankaasi waxay ku samaysmaan dubka/maqaarka/haragga hoostiisa marka bakteeriya ay bukaysiiso halka ay kasoo baxaan timaha xaaddu. Waa gunta tinta.
Finanka kasoo-baxa waxay ku samaysmi karaan meel kasta oo jirka ah, waxaase inta badan lagu arkaa wajiga, luqunta, kilinkillooyinka, salalka barida iyo laabatooyinka jilbaha.
Finka kasoo-baxa wuxuu ku dhammaadaa 14 cisho qiyaastii.
Calaamadaha Kasoo-baxa
Finan amase godad yaryar oo malax leh, kawaasoo:
Si dhaqso leh ayay u koraan, sida caadiga ah 24 saacadood gudohood
Waa casaan, huruud amase cirifka sare ka cad
Waxaa ka soo baxa dheecaan ama malax marka uu finku bururo
Way barartaa
Way diirran tahay
Xanuun bay leedahay
Waxaad ku dawaynaysaa
Jirkaaga oo aad nadiifiso.
Ha daloolin finka hana tuujin. Bakteeriyadu way kusoo fidi kartaa jirka u dhow finkan, oo keeni kartaa finan kale.
Ku masax mara diiran oo nadiif ah dhowr jeer maalintii, kuna dawee si uu bararku uga dhaco.
U tag dhakhtar haddii aad isku aragto:
In calaamaduhu sii xumaanayaan
Finan aad iyo aad u xanuun badan
Fin aan yaraanin oon baabini 14 cisho gudohood
Fin aad u ballaaran
Xummad, Qandho
Finan badan
Liidad cascas oo kasoo baxayay finanka. Taas macneheedu waxay noqon kartaa in xanuunku gaaray dhiiggaaga.
Wixii suaalo ama walac ah, halkaan ka weydii
SomaliDoc
Logged
1- Si aad wax ugu qortid Webka
|
2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha
|
3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale
|
5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (
Halkan Riix
)
Pages: [
1
]
Print
« previous
next »
Jump to:
Please select a destination:
-----------------------------
SD Related Issues
-----------------------------
=> Announcements
=> SD Support and Suggestions
=> Requests & Recommendations
-----------------------------
Medical Student Forums
-----------------------------
=> I want to Study Medicine
=> Fresh Students
=> Basic Medical Science
=> Clinical Rotations
=> Questions, Exams & Study tips
=> Problem-Based Learning Center
=> Internship and Residency
=> Board Exams (USMLE/PLAB/MRCP)
-----------------------------
Other Health Professions
-----------------------------
=> Pre-Dental and Dental
=> Nursing Education Center
=> Lab Students & Lab Technicians
=> Pre-Pharmacy and Pharmacy
=> Radiology & Medical Imaging
=> Other Medical Careers
-----------------------------
Diseases and Conditions
-----------------------------
=> Cudurrada Guud
=> Cudurrada Haweenka
=> Cudurrada Caruurta
=> Cudurrada Qaliinka
=> Cudurrada Maqaarka
=> Cudurrada Indhaha
=> Cudurrada Maskaxda
=> Qaybta Wacyi Galinta
=> Qaybta Su'aalaha
-----------------------------
Medically Related Forums
-----------------------------
=> Health News and Events
=> Islam and Medicine
=> Topics in Healthcare
=> Medical Stories and Jokes
-----------------------------
Finance & Aid
-----------------------------
=> Humanitarian Aid Organizations
=> Scholarships and Opportunities
=> Medical jobs
-----------------------------
General Discussions
-----------------------------
=> Doctor's Hobbies
=> All-Students Forum
=> New Members
=> Feel Free Here
Loading...