Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:20:18 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Fahmitaanka Iskizofereeniyada (Schizophrenia)?  (Read 656 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« on: April 02, 2008, 07:26:34 AM »

Waxaan jeclahay inaan maanta halkaan uga hadlo  cillada maskaxeed ee ugu tira badan dunida oo ah Iskitsoofiriiniya (schizophrenia).

Iskitsoofiriiniya ama Dareenka maskaxda ee xaqiiqda ka baxsan (Schizophrenia) waa xaalad daran, oo saameynaysa nolosha qofka.

Dadka qaba ayaa suuragal ah in ay maqlaan codad, arkaan waxyaabo aan muuqan ama waxay aaminsan yihiin in ay dad kale akhrinayaan ama xukumaan maskaxdooda.

Ahmiyadda uu leeyahay mawduucaani waa inaan ukala qeybinaa dhawr qeybood is ay u sahlanaato fahankiisa iyo dhinaca su'aalo weydiintaba.

Mawduuca waxaan u kala qeybin doonnaa ilaa 5 qeybood oo su'aal iyo jawaab ah annagoo ka jawaabi doonna su'aalahaan soo socda:

1- Waa maxay Iskitsoofiriiniya (Schizophrenia)?
2- Maxaa calaamado ah ee lagu gartaa Iskitsoofiriiniyada?
3- Maxaa sababa cudurka Iskitsoofiriiniyada?
4- Sidee loo baaraa cudurka Iskitsoofiriiniyada?
5- Sidee loo daaweeyaa cudurka Iskitsoofiriiniya?

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxda Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 768 Last post March 06, 2008, 11:41:02 PM
by SomaliDoc
Fahmitaanka Niyad Jabka (Depression) Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 811 Last post March 25, 2008, 03:23:52 PM
by SomaliDoc
Waa Maxay Iskitsoofiriiniya (Schizophrenia)? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 1135 Last post April 03, 2008, 05:26:15 AM
by SomaliDoc
Xanuunka schizophrenia ma keeni karaa kulayl jidhka ah? Qaybta Su'aalaha Barkhat 4 842 Last post May 22, 2009, 12:45:03 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 24, 2010, 10:13:13 PM