Somali Medical Forums
January 07, 2009, 11:50:46 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VIDEO: Medical doctors graduated in Somalia
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Fahmitaanka Niyad Jabka (Depression)  (Read 238 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Online Online

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 224


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« on: March 25, 2008, 04:23:52 PM »

Buugan yari wuxuu qeexayaa calaamadaha diiqista (niyad jabka), iyo dawaynta kala duwan ee diyaarka ah. Waxuu sharxaysaa siyaabaha dadku isu caawin karaan, waxa reerku iyo asaxaabtu samayn karaan. Waxa kale oo tilmaamaysaa xagii aad talo iyo macluumaad dheeraada ka raadsan lahayd. Diiqaddu waxay u haleeli kartaa dadka si kala duwan, waxay soo saari kartaa astaamo kala duwan, qaar nafta ah iyo qaar jirka ah. Hadii aad diiqday ama niyad jabtay waxaa laga yaabaa inaad moodid in aan wax kaalmo ahi jirin. Laakiin waxyaalo aad samayn karto oo is bedel keeni kara ayaa jira. In aad go’aaansato in aad wax iska qabato, waa talaabada ugu muhiimsan ee aad qaadi kartid. Dadka intooda badani way kasoo kaban karaan muddada yar ee diiqadda, xataa qaar sidii khibrab fiican (gaareen) ayay dib u jaleecaan, taas oo qasabtay in ay noloshooda iyo sida ay u noolyihiin wax ka bedelaan.

Buugga waxaan u kala qeybin doonnaa ilaa 8 qeybood oo su'aal iyo jawaab ah annagoo ka jawaabi doonna su'aalahaan soo socda?

1- Waa maxay diiqaddu ama niyad jabku?
2- Meeqo nooc oo niyad jab ah ayaa jirta?
3- Waa maxay calaamadaha diiqaddu/niyad jabku?
4- Maxaa dhaliya diiqadda/jiyad jabka?
5- Sidee loo daaweeyaa diiqadda/niyad jabka?
6- Noocyada daawooyinka ee diiqadda/niyad jabka?
7- Maxaan samayn karaa ee naftayda ku caawiyaa?
8- Maxay saaxiibadu iyo reerku samayn karaan inay i caawiyaan?

Anagoo buugga ka dooranayno maalinba qeyb si ay u sahlanaato fahmidiisa wixii su'aalo aad ka qabtid iyo macluumo dheeraadne aad ku weydiin karto dhamaadka qoraal walba.

Understanding Depression
Mind waa hay’ad khayri ah oo diiwaan gashan Lam. 219830
Mind (Ururka Qowmiga ah ee Caafimaadka Maskaxda)
15-19 Broadway, London E15 4BQ
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Waa Maxay Calaamadaha Niyad Jabka? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 345 Last post March 29, 2008, 02:36:51 PM
by SomaliDoc
Maxaa Dhaliya Diiqadda/Niyad Jabka? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 332 Last post March 30, 2008, 05:31:48 PM
by SomaliDoc
Sidee Loo Daaweeyaa Diiqadda/Niyad Jabka? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 318 Last post March 30, 2008, 05:45:27 PM
by SomaliDoc
Noocyada Daawooyinka ee Diiqadda/Niyad Jabka? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 304 Last post April 01, 2008, 02:43:20 AM
by SomaliDoc
Niyad Jabka Umusha Kadib (Post Natal Depression) Cudurrada Haweenka SomaliDoc 4 1258 Last post May 04, 2008, 07:19:13 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page December 28, 2008, 01:25:45 PM