Somali Medical Forums
January 08, 2009, 02:10:05 AM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: PICTURES: Handicap patients in Martini Hospital needs immediate health care
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxda  (Read 204 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Online Online

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 224


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« on: March 07, 2008, 12:41:02 AM »

Waxaan jecelnahay inaan halkaan idinkugu soo gudbinno buug yar oo si kooban u sharxaya noocyada kala duwan ee xanuunnada maskaxda, waxyaalaha laga yaabo inay sababaan, calaamadaha iyo daawooyinka la heli karo. Waxuu kale eegayaa siyaabaha ay dadku isu caawin karaan, iyo meelaha ay ka heli karaan kaalmo iyo macluumaad.

Buugga waxaan u kala qeybin doonnaa ilaa 7 qeybood oo su'aal iyo jawaab ah annagoo ka jawaabi doonna su'aalahaan soo socda?

1- Waa maxay xanuun maskaxeed?
2- Sidee loo baaraa xanuunada maskaxda?
3- Noocyadee bay xanuunnada maskaxdu yeelan karaan?
4- Waa maxay sababaha keena maskax wareerku?
5- Sidee buu nidaamka caafimaadka maskaxdu u caawin karaa?
6- Maxay asxabtu iyo qaraabadu samayn karaan si ay kuu caawiyaan?
7- Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda?

Anagoo buugga ka dooranayno maalinba qeyb si ay u sahlanaato fahmidiisa wixii su'aalo aad ka qabtid iyo macluumo dheeraadne aad ku weydiin karto dhamaadka qoraal walba.

Buug yarahan waxa qoray Gorge Stewart
Understanding Mental Illness
ISBN 1-874690-78-2
Markii ugu horeysay ay daabacday Mind 1993. dib loo eegay Mind 2001
Mind waa hay’ad khayri ah oo diiwaan gashan Lam. 219830
Mind (Ururka Qowmiga ah ee Caafimaadka Maskaxda)
15-19 Broadway, London E15 4BQ
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Sidee loo baaraa xanuunnada maskaxda? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 3 401 Last post March 11, 2008, 04:45:38 PM
by Toldo
Noocyadee bay xanuunnada maskaxdu yeelan karaan? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 244 Last post March 10, 2008, 05:08:29 PM
by SomaliDoc
Fahmitaanka Niyad Jabka (Depression) Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 238 Last post March 25, 2008, 04:23:52 PM
by SomaliDoc
Fahmitaanka Iskizofereeniyada (Schizophrenia)? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 165 Last post April 02, 2008, 08:26:34 AM
by SomaliDoc
Isku-buuqa Maskaxda (Mental Distress) Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 6 Last post January 02, 2009, 10:04:06 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page December 28, 2008, 01:33:29 PM