Somali Medical Forums
January 07, 2009, 07:55:20 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VIDEO: Medical doctors graduated in Somalia
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Maxaa Sababa Cudurka Iskitsoofiriiniyada?  (Read 388 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Online Online

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 224


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« on: April 06, 2008, 03:37:14 AM »

Waxaa jira aragtiyo badan oo isku dayay inay sharaxaan iskitsoofiriiniya.

Sababta keenta lama yaqaano, laakiin waxyaabaha qaarkood ayaa la arkay inay dadka yeeshay iskitsoofiriiniya ay dadka kale kaga duwan yihiin: waxaa kuwaa ku jira:
• Waxaa laga yaabaa hab-dhiska maskaxda dadka qaba iskitsoofiriiniya aanay caadi ahayn.
• Isbeddelo ah qulqul dhiigga oo naqan oo ka dhaca qaybo gaar ah oo ah maskaxda.
• Moolikiyuulo kiimiko oo maskaxda ka dhambaal qabteyaal ayaa ku yar qaybahaa gaarka ah ee maskaxda.
• Meelaha dheecaanku ku jiro (lateral ventricles) maskaxda oo weynaaday.
• Marinada dareemeyeesha isgaarsiinta oo aan caadi ahayn qayb maskaxda ka tirsan.
• Waxaa jira marag-kac ah in dadka hidde ahaan nuqul uu waayaha daran iyo daroogooyinka balwad ahaan loo qaato sida xashiishta iyo kookayn ay ku kicin karaan iskitsoofiriiniya.
• Cilmi-baarista ayaa tilmaamaysa in cudurkan laga helo ama ay leeyihiin qoysaska qaarkood, laakiin halista in qofka ay ku dhacdo iskitsoofiriiniya, haddii qof qoyskiisa ahi qabo, way yar tahay.

1- Waa maxay Iskitsoofiriiniya (Schizophrenia)?
2- Maxaa calaamado ah ee lagu gartaa Iskitsoofiriiniyada?
3- Maxaa sababa cudurka Iskitsoofiriiniyada?
4- Sidee loo baaraa cudurka Iskitsoofiriiniyada?
5- Sidee loo daaweeyaa cudurka Iskitsoofiriiniya?


wixii su'aal aad qabtid halkaan ku weydii
SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Mahadgurey
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: Medicine
Posts: 2



« Reply #1 on: April 28, 2008, 12:52:29 AM »

Aad bad u mahadsantahay walaal sida wacan ee aad noogu faahfaahisay cudurkan (Schizophrenia).
waliba afsomali.
thnks alot bro.
Logged
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Cudurka Ebola iyo Uganda Maxaa Kala Haysta!! Health News and Events Diagnostic 1 161 Last post December 18, 2007, 01:57:00 AM
by Waxbaro!
Calaamadaha lagu garto Iskitsoofiriiniyada Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 314 Last post April 04, 2008, 09:54:00 AM
by SomaliDoc
Sidee lagu ogaadaa cudurka Iskitsoofiriiniyada? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 275 Last post April 07, 2008, 03:18:40 AM
by SomaliDoc
Maxaa keeno Af-qurunka? Qaybta Su'aalaha dr-awale 1 77 Last post December 12, 2008, 11:21:44 AM
by SomaliDoc
Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed ee Sweden. All-Students Forum dr-awale 0 18 Last post December 13, 2008, 03:45:33 PM
by dr-awale
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page January 04, 2009, 09:39:29 PM