Somali Medical Forums
January 07, 2009, 07:51:17 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Sidee lagu ogaadaa cudurka Iskitsoofiriiniyada?  (Read 275 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Online Online

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 224


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« on: April 07, 2008, 03:18:40 AM »

Dhakhtarka maskaxda ayaa sheegi doona iskitsoofiriiniya marka ay jirto marag-kac ah in qofku si weyn u moogan yahay ama aanuu ka warqabin dhabta adduunka taasoo lagu garto mid ama qaar ka mid ah calaamadahan soo socda oo jira dhawr bilood:
• Fikrad u-dhiibid: waa rumeyn uu qofku rumeysto in qof kale uu fikrado ku gurayo madaxiisa.
• Fikrado la maqalo: waa rumeynta in dadka kale maqli ay karaan fikradahaaga marka ay kugu soo dhacaan.
• Dareen ah awood la’aan: rumeyn uu qofku rumeeyo in fikradiisaha iyo waxqabadkiisa uu xukumo qof kale.
• Qofka oo maqla codad faalo ka bixinaya waxqabadkiisa.
• Waxyaabo kale oo qofku rumeysto oon dhab ahayn oo qofku ku soo galay kadis.
• Isku-sawiridda maadiga ah: Tusaale ahaan, qofka oo rumeysta in qof kale habeenkii ku dul fadhiyo.

1- Waa maxay Iskitsoofiriiniya (Schizophrenia)?
2- Maxaa calaamado ah ee lagu gartaa Iskitsoofiriiniyada?
3- Maxaa sababa cudurka Iskitsoofiriiniyada?
4- Sidee loo baaraa cudurka Iskitsoofiriiniyada?
5- Sidee loo daaweeyaa cudurka Iskitsoofiriiniya?

wixii su'aalo ah halkaan ku weydii
SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Qaliinkii Cajiibka Ahaa oo Maryam Lagu Badbaadiyay Cudurrada Qaliinka Dr.Mahdi 0 269 Last post October 30, 2007, 08:09:48 AM
by Dr.Mahdi
Barta lagu dhasho (Birthmarks) Cudurrada Maqaarka SomaliDoc 1 429 Last post March 03, 2008, 03:01:20 PM
by Dr.Adnan
Calaamadaha lagu garto Iskitsoofiriiniyada Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 314 Last post April 04, 2008, 09:54:00 AM
by SomaliDoc
Maxaa Sababa Cudurka Iskitsoofiriiniyada? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 1 387 Last post April 28, 2008, 12:52:29 AM
by Mahadgurey
Sidee loo daaweeyaa cudurka Iskitsoofiriiniya? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 253 Last post April 07, 2008, 03:54:22 AM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page December 31, 2008, 05:03:05 AM