Somali Medical Forums
January 08, 2009, 12:10:51 AM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Qaliinkii Cajiibka Ahaa oo Maryam Lagu Badbaadiyay  (Read 270 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Dr.Mahdi
Administrator
*****

Points: 60
Online Online

Gender: Male
Age: 27
Location: Sudan
Field: Medicine
Posts: 475


Towards a better peaceful and healthy life!

405976995 doctormahdi@hotmail.com doctormahdi@yahoo.com
WWW
« on: October 30, 2007, 08:09:48 AM »

Kani waa professor thomas oo sameeyay qaliinkii ugu horeeyay oo noociisa oo kale aan wali la sameynin, dhakhtarkan waxa uu qalay cunugta yar uu hayo oo la yiraahdo maryamo iyadoo ku jirto caloosha hooyadeed, qaliinkaan oo dhakhaatiirta magac ahaan u bixiyeen "Womb Surgery".

Maryamo hada waxa ay jirtaa 1 sano, wax dhibaato ah ay ka sheeganeyso ma jiraan, mushkilada maryamo waxa ay bilaabatay hooyadeed oo uurka ku sido muddo 27 usbuuc ah ayaa biyaha dilaaceen, taasi oo keentay hadii si dagdag ah lagu badbaadin waayo xaalada ay ku sugneed maryamo, inay u dhimato sanbabaha oo joojiyay koriinka awgeed.

Qaliinkan oo loo adeegsaday qalabo casri ah oo caaradiisa ka yar qalinka ayaa hooyada caloosheeda laga dhax bixiyay ilaa ay ka gaartay sanbabada maryam, taasoo laga fiirsanayo shaashado soo bandhigaya waxa gudaha ka socdo kuna xariirsan camerooyin aad u yar yar oo maryam afka laga galiyay ilaa ay ka tagtay sanbabada!!!.

Dr.Mahdi
Logged

“you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Barta lagu dhasho (Birthmarks) Cudurrada Maqaarka SomaliDoc 1 431 Last post March 03, 2008, 03:01:20 PM
by Dr.Adnan
Calaamadaha lagu garto Iskitsoofiriiniyada Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 315 Last post April 04, 2008, 09:54:00 AM
by SomaliDoc
Sidee lagu ogaadaa cudurka Iskitsoofiriiniyada? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 275 Last post April 07, 2008, 03:18:40 AM
by SomaliDoc
Uurdoox (ilmaha lagu qalay) [C/S] Cudurrada Haweenka SomaliDoc 0 682 Last post May 15, 2008, 02:11:37 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page January 03, 2009, 09:52:46 AM