Author Topic: QATAR!!!  (Read 8153 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
QATAR!!!
« on: April 18, 2008, 10:23:41 PM »
A.C Dhamaantiina
waxan jecleestay in aan ogaado qofkasta ra'yigiisa ku adan arintan.

sida laga warqabo dagaladi sukeeyay kadib inbadan oo somalida kamid ah waxa ay u hajireen wadamada carabta yurub iyo america waxana soo baxay jiil cusub oo la hana qaday hadba meesha uu ku dhashay.

marka inbadn oo naga mid ah waxa uu medicneka ka bartaa ama ka bartay wadamo badan oo calamka ah ha ku kala duwanadaan luqadaha. waxa jira arday badan oo somali ah oo  dhigta medicine lakiin aan aqoon u lahayn Afka Somaliga qaarna iska qajajacsanaayo iyago  somaliga bar english ama Arabic ku darayo hadba mesha uu kusoo koray.

su'asha waxa ay tahay

-Qatar intee la eg ayay ku yeelanaysa  dhakhatirtas marka bari ay u shaqo tagan isbitalada dalkena hooyo?(yacni marka u la tacamulaayo Bukankiisa)
-maxa u aragta in uu xalka ku jiro?




Education Opens the Doors


Offline Pharmacist

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 231
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Real Pharmacist
Re: QATAR!!!
« Reply #1 on: April 20, 2008, 07:29:34 AM »
Walaal munim su'aashaadu waa mid muhiim ah, anigu waxay ila tahay in wax qatar ah aysan laheyn arintaan, si sahlanina uga shaqeysan karaan wadankooda hooyo, maxaa yeelay hadaba waxaa jira dhakhaatiir badan oo qalaad oo la yimid hay'ado kala duwan oo somaliya ka shaqeeya bukaanada qaabila, wareysta, wiisiteeya, daawane u qora, waxayna sidan ku dhacday iyagoo adeegsada tarjubaano loo tababaray arintaas.

Marka qofkii u dhashay way uga sahlanaan badantahay qof aan u dhalan, xaga is fahanka bukaanka iyo la xiriirka bulshada.

Mahadsanid
Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for his patients.

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: QATAR!!!
« Reply #2 on: April 20, 2008, 07:50:34 PM »
Thanks Bro Pharmacist jawabtaada, aniga ujeedadeeda waxa ay aheed in marwalbo laga fiicanyahay dhakhtarka somaliga ah oo awood u leh in uu barto luqadiisa hooyo in uu bari isticmaalo tarjumaan isagoo jooga somalia, sax way jiraan dhakhatir ajnabi ah oo ka shaqeya somalia wadna sad u shegtay oo tarjuman ayay leyihiin tasna danta aya nagu kaliftay.
yacni aniga waxan arkay arday dhigata medicine oo somali ah awoodikara in u ku hadlo xoga somali ah haba iska jajabsado lakin aan rabin inuu wanajiyo ku hadalka afkiisa hooyo marka ad waydiisana bari sidee wadanka uga shaqeenaysa waxa uu kugu jawabaya  maba usocdo somaliyada ad sheegaysid oo dalka an qurbaha ka jogo ayan shaqo ka radsanaa taasna waa QATAR sida aan filayo...!!!!
Education Opens the Doors

Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Re: QATAR!!!
« Reply #3 on: April 23, 2008, 03:08:44 AM »
marka ad waydiisana bari sidee wadanka uga shaqeenaysa waxa uu kugu jawabaya  maba usocdo somaliyada ad sheegaysid oo dalka an qurbaha ka jogo ayan shaqo ka radsanaa taasna waa QATAR sida aan filayo...!!!!

Saxiib Munim, qof sidaa u jawaabaya, in aad la doodo maba ahan, maxaa yeelay waxaa somalida wax u qaban karo qof ay daacad ka tahay oo ujeedooyinka uu wax u bartay ay ka mid tahay in umaddiisa wax u qabto.
Lakin waxaad ogaataa ugu dambeystii meesha qof waliba u dambeyn doonta waa halkii uu ka soo jeeday.

Hadii aan u soo laabto su'aashaada waa arin fiican oo ay waajib tahay in uu qofka ka sii fakaro hadii qorshihiisa ay ka mid tahay maalin maalmaha ka mid ah inuu wadankiisa ku soo laabto dadkiisane wax u taro.
Intaa ayaan dhihi lahaa

Thanks
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: QATAR!!!
« Reply #4 on: April 23, 2008, 08:17:41 PM »
Thanks Bro waxbaro for  your good Comment.
Education Opens the Doors


 

Su'aal: Siigada hadaan iska badin ma qatar bay leedahay?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9305
Last post June 17, 2015, 11:15:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sokorowga iyo Dhiigkarka keebaa qatar badan?

Started by LibandheereBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6469
Last post September 19, 2015, 01:34:40 PM
by SomaliDoc
Study Medicine in Qatar

Started by AdminBoard I want to Study Medicine

Replies: 3
Views: 12880
Last post July 01, 2010, 08:19:23 PM
by Mahamed Kayse