Author Topic: Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?  (Read 9210 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi kaafi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?
« on: August 20, 2017, 02:23:14 AM »
asc Docter aad ban kugu Mahad celinayaa shaqada wanagsan ee aad u haysid umada somaliyed suashayda hadan ugudbo Docter mala dhihi karaa qaadka wukenaa kacsiga badan sababto ah markan qaadka cuno wxan isku arkaa kacsi zaaid ah sababto ah wxan garaa ilaa an dawado filimanta jinsiga ah kadib gacantayda biyaha iskaga keena markan qadka cunin wan kacsanayaa balse wa markan arko wax darenkayga kiciyo hadi an waayo wixi darenkayga kiciyay wan iska dagayaa qadka wxan kucuna sigarka Iyo looska fadlan iga sojawab suashayda mahadsanid




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?
« Reply #1 on: August 23, 2017, 08:57:51 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal dheer oo ku saabsan Qaadka:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1085.0.html
# Haddii aan kula taliyo,  iska daa qaadka,  haddii aadan iska deyn karin; marka aad qayileysid,  soo weyso qaado, tuko Salaadda,  ka dibna Qur'aan akhriso,  markaas waxaa kaa xijaabmaya Sheydaanka oo u sabab ah in aad daawatid filimaanta.
Talo SAARO Allaah

Offline Daryeel77

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?
« Reply #2 on: August 24, 2017, 04:47:02 PM »
Wll gabar ayaa iga xununsan oo 9 jir ah waxayna ka cabaneysaa kor hur joogta ah ee maxan siiyaa

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?
« Reply #3 on: August 24, 2017, 06:39:39 PM »
Daryeel77 linkigaan waa qeybii aad su'aasha ku qoran laheyd fadlan su'aashaada ku soo qor, adiga oo faahfaahin ka bixinaya xaaladda iyo qaabka uu hurku u bilowdo, ogow halkan daawo laguma qoro lkn waxaad ka helaysaa warbixinno ku saabsan xanuunnada iyo sida loola tacaalo IWM.
http://somalidoc.com/smf/index.php?action=post;board=31.0
Talo SAARO Allaah

Offline Mr daacad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Mala dhihi karaa qadka wukena kacsi badan?
« Reply #4 on: August 27, 2017, 03:38:56 PM »
Sxb horta iga raali ahoow marka hore. marka xigtana diktoorka jawaabtiisa ayaynu wada sugaynaa insha allaah.... intaa ka dib waxaan ku xasuusinayaa qaadku inuu daroogo yahay oo aad dareemi kartid wax caadigaaga ka duwan balse aan raandhiis lahayn. sababtoo ah qaadka waxa in badan raggu kaga cowdaan inuu marka hore hamad waali ah ku kiciyo balse hadhow ninku biyaha hayn kari waayo oo uu gogosha ku fashilmo. sababtoo ah markuu xaaskiisa u tago isla markiiba shahwadii ayaa kasoo qubanaysa halkaasayna fashilaadu ka bilaabmaysaa. waana kii abwaanku ku gabyayay (qalbi qooqan qoodho aan wax tarin qaadow adigaa leh, macdan qubata hasha oon la qaban qaadow adigaa leh, )


 

Su'aal: Maxaa dhibaado ah ayaa lagala kulmi karaa hadii haweynee caado Qabto loo jamaco?

Started by AlkatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 63988
Last post April 29, 2016, 09:52:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal:- Qofku inuu Xannuunka Sonkorta Qabo Maka Dareemi Karaa Kaadidda Urkeeda?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34951
Last post January 06, 2012, 10:02:19 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 34519
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15844
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: NAASAHA HAWEYNKA MAKALA DHEERAN KARAA SIDA CADIGA AH AMASE WAA JIRO?

Started by SuhuurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 97001
Last post April 08, 2011, 09:07:47 PM
by SomaliDoc