Author Topic: Iska ilaali xirashada dacaska (Flip Flops)  (Read 5988 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Iska ilaali xirashada dacaska (Flip Flops)
« on: June 09, 2008, 07:20:15 AM »
<a href="http://video.google.com/googleplayer.swf?docId=-8193181171565669854" target="_blank">http://video.google.com/googleplayer.swf?docId=-8193181171565669854</a>Warbixin laga soo saaray jaamacad ku taala alabama ayaa waxay sheegtay in xirashada dacaska uu leeyahay dhibaatooyin dhinaca caafimaadka ah isagoo keena xanuun ka bilawda ciribta, kadib ugudba canqawga, lugta ilaa iyo sinta.

Taasi oo ka timid, dacaska oo la ogaaday in uu badalo qaab socoshada qofka iyo istaagnaantaba.

Diraasadaan waxaa lagu sameeyay 39 qof oo iskugu jira rag iyo dumar kuwaasoo lagu socodsiiyay meel siman iyagoo xiran kabo kala duwan, markii dacaska loo xiray waxaa la arkay qofka dacaska badanaa ku lugeeya in kalagoysyada lugihiisa aysan si wadajir oo sax ah aysan u shaqeyneyn taasoo keeni karta in culeys ay saarto murqaha, kadibna xanuun daba dheeraado qofka u keeni karta haddii uusan iska joojin..

Kadib waxaa la ogaaday in saameynta uu keeno dacaska ay ku xirantahay inta qofka uu socday isagoo xiran dacas, lakin hadduu muddo gaaban ku lugeeyo wax saameeyn ah ma keento.

"Shoroye" oo ka qeyb qaatay diraasadaan ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay hadii aad xirato dacas wax dhib ahne aadan ka dareemin waa arrin lagu farxo, lakin hadii aad xanuun ka dareemeyso lugaha ama aad qabtaba xanuun kalabaxyada ah waxaan kugula talin lahaa inaad iska yareesid dacas xirashada.

Dr.Mahdi


"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline PrincessMuni

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 595
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Iska ilaali xirashada dacaska (Flip Flops)
« Reply #1 on: June 09, 2008, 04:34:24 PM »
wish if i can understand it ! i would love to read it really
anyone can translate it for me?? thanks alot
Intelligence plus character- that is the goal of true education

Dr. Martin Luther King Jr.


 

Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17867
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa Maxay Dhibaata Ay Keeni Karto Iska Joojinta Cunta Ay Sonkorto Ku Jir

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12164
Last post November 10, 2012, 03:35:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: markaan umulo kadib caloosha ma iska xiri karaa?

Started by Deko Ali OmarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10716
Last post May 20, 2016, 09:13:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan iska daaweyay Gaaska calosha oo mudo la jiifay?

Started by Bakars0nBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5946
Last post June 05, 2016, 08:03:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Baxdin iska dhacaamaya qaliin malagu sameyn karaa?

Started by Sahal143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4029
Last post January 18, 2017, 06:26:13 PM
by SomaliDoc