General Discussions > Feel Free Here
Yaa taageersantahay Adiga?
Munim:
Waxan jecleestay in aan idin waydiiyo Su'alahan soo socda ogaadana ra'yigiina ku aadan Guurka Shisheeye (AJNABIGA ann kugu wadanka ahayn).
Su'asha kowad waa
ma wax laga maarman aha in labada is guursanaysa ay kasoo wada jedan Hal dowlad?Mise
هل من الضروري أن يكون الزوجان من نفس الجنسية ؟
Su'asha 2aad waa
waa maxay saameenta Xun ama Fiican ay leedahay inlaga guursado wadamo Ajanabi ah
ماهو التأثير الايجابي والسلبي بالزواج من جنسية مختلفة؟؟
Thanks all of U
Dr.Nasra:
Salam akh munim,
Aniga kafikrad ahaan guurka AJNABIGA waan kasoo horjeedaa. for example:
* hadii guurka dadkii isku jinsiga ahaa oo qiyam, caadaat iyo luqad common ah wada lahaa 50% inuu succeed gareyo joogo; fama baaluk bizawajin min ajnabi/ajnabiyah ::)
Taasna macnaheeda maahan inusan gurkaas shaqeyneyn, waa laga yaaba inuu qofka helo qof isfahman, lakin that is an odd rule 4 me :D
Guud ahaanna salbiyaatka guurkaas ayaa igala badan iijaabiyaatkiisa.
Wabillahi towfiiq.
PrincessMuni:
Ra'yii men rai dr. Nasra...
I believe that both marriages can work
If they are willing to but same nationality wont need to worry
About culture and language differences.
For me it's necessary that both of us are from the same country
I guess it's just a nature lol no need to justify!!
The good influence of marrying a foreign wife/husband is unknown for me :P
lol the bad influence is first of all the language, the kids won't know which language is their nature language, and they will have different values and cultures to follow...
Plus what's wrong with marrying Your Cousin!!!!! And I mean by that "Same nationality"
Munim:
Shukran Akhwaatii Dr.Nasra,Princess_Muni cala tacliiq and afkarakum.
we need to collect many Ideas from the memeber so share your Idea plz.
Diagnostic:
Hadii aan ka dhiibto ra'yigayga ku aadan su'aashada:
Guurka waa mas'uuliyad aad u wayn kana wayn labada is guursanayso wuxuuna saameyn ku leeyahay mustaqbalka qoyska khaas ahaan caruurta.
Guurka waxa ugu muhiimsan uu ku guuleysto meel sarana ku gaaro waa is fahmitaanka dhex maro labada is qabto, hadii ay mushkilad ay timaado dhinacaas ku aadanne, guurka qiimahiisu wuu beelaa.
Guurka dhex maro dad qalaad waa guur badanaa lagu fashilmo sababadaan soo socda awgeed:
1/ Guurkaas waxa badanaa ku bilaabmaa iska helitaan ama jaceel kaliya taasoo keensanaysa qofka ku dhaqaaqaya inuu iska dhego tiro talooyinka ehelkiisa iyo waxyaabaha ka dhalan doono mustaqbalka, markii ay ka soo wareegto muddo gaaban oo jaceelkii iyo iska helitaankii uu yaraado waxa soo baxayo farqiga aadka u wayn ee u dhaxeeya labadaa qof, farqigaas waxaa ugu muhiimsan dhinaca hiddaha iyo dhaqanka. (Hadii ay isku diin ahaynne kuma sii jirto)
2/ Mushkiladda waxa ay sii korortaa markii ilmo dhashaan taasoo aabuhu rabo in ilmihiisa si gooni ah u rabaayadeeyo, hooyaduna ay iyada sideey rabto ay yeesho.
3/ Badanaa sida aan ka warqabno sheekooyin aad dhaxdin u leh oo qabsaday dadkeena somaliyeed oo qurbaha ku nool ayaa daliil u ah dhibaatooyinka uu yeelan karo guurka noocaan ah, meeqo aabo ayaa ilmahooda loo diidanyahay inay arkaan ama ay ka soo ag dhawaadaan.
Marka gabagabadii waxaan leeyahay guurka dhibaatooyinkiisa ayaa ka badan faaidadiisa, qofkane inta uusan ku dhaqaaqin waxaa fiican inuu meel fog ka fikiro.
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
Go to full version