General Discussions > Feel Free Here
Yaa taageersantahay Adiga?
Munim:
thanks bro Diagnostic for your good comment.
Pharmacist:
Gabdhaheena gabdho kale laguma doorsado.
Munim:
Thanks Pharmacist waa runtaa gabdhaheena wax lagu doorsado majirto
Nabadoonka:
waa su,aal muhiim ah oo is weydiin karo qof kasyto oo ku nool dibada dalka gaar ahaan dadka ardayda ah.
aniga waxeey ila tahay in naag ajnabi ah la guursado ineysan waxba ku jabneyn laakiin waxaa shirdi u ah in diinta laga nideysanyahay,dhaqankana eey isku dhowyihiin. ileen maanta aduunkaaaba waxuu iska noqday haltuulo.
Munim:
thanks nabadoonka for your comment lakiin arinta jirta waxay tahay saad adigaba u sheegtay in dhaqanka isku mid laga noqdo taasna waxan fila inay dhib badantahay in ay dhacdo madama lagu kalo duwanyahay jinsiyada oo wadankasta waxa u leeyahay taqaliid iyo thaqafah gaar u ah oo laga yabo inaysan ku cuntamin adiga sidoo doontaba ha noqotee. laakinn marka 2da`is raba ay yihiin hal dawlad wa ay ka fududahay.
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version