General Discussions > Feel Free Here

Wax yar dib an unoqonno; What was your High School

(1/1)

Dr.Nasra:
     Akhyaarta sharafta laho, waxaan jeclestey inaan zamaan islasoo xasusanno. marxaladdii jaamacadda kahoresay gaar ahaan high school ka. taasoon u arko inan la'iloobi karin jawigedi macaanaa,asxaabtii qaaliga ahaa iyo macalimintii wadada noo iftimin jirey.
     Ani hadaan iska bilaabo REER AXMED GUREY baaan ahaa. yaa lahaa min madrasah 8)
     

Munim:
dabcan marxalada thanawiga waa maraxisha ugu macan dirsada inkastoo tan jamacada ay kasii macantahay kana samayn ogtahay
aniga waxan kasoo baxay iskooladii la isku dhihi jiry Al-Hilal Group Schools.

Nabadoonka:

 ugu horeynatee bal su,aashaada aan su,aal aan kaa weydiiyo.
maxey kukula soo dhacaday su,aashan?????
aniga run ahaantii waxaan ka soo baxay iskuulkii la oran jiray axmed gurey

Yaxya:
my secondary school was aleppo secondary school in aleppo city in syrian arab republic

Navigation

[0] Message Index

Go to full version