General Discussions > Feel Free Here

¤~ مسابقة أجمل تعليق ~¤

<< < (2/9) > >>

Dr.Tulip:
;D ;D ahahaha
tuug  mara wa7da....thank U munim

Dr.Adnan:

shalay galinkii hore abaaro ah 00.00 ayaa bisad dhag la'ai weerar bisil oo daboolan ku soo qaaday , raxan jiirar ah oo degaanka aan isla naqaan daganaa.  bisadaas oo dhunkasho iyo kalgacayl muujin u socotay laakiin colaada dhex taalay bisadaha iyo jiirarka aawadeed ay u fahmeen in kani yahay weerar aan gabasho lahayn. ayaa jiirarkii isla markiiba waceen laanta la dagaalaanka iyo tarxiilka bisadaha. Gudoomiyaha amni darrada jiirarka mr.dooli  ayaa afka ku dhirbaaxay in dhacdadani tahay wax caadi ah tahay marka la reebo ina aadamka baysikoolada qalbiga kaga beegay mukulaashan.
mukulaashan oo lagu soo oogay danbigan weerarka ah, ayaa dhagala'aan awdeed aan inkiri karin dambiga lagu soo oogay.

Dr.Tulip:

;D ;D ;D  looool
Dr adnan  bisara7a wad iga qosolsisay
merci bro

Dr.Tulip:

أولا خليني أشكر كل من مشاركه في تعليق بصراحه كلهم تعليقات حلوه
ولكن سنختار من بين كل تعليقات تعليق واحد،الذي سيعتبر أجمل تعليق
اذا هل تريدون معرفه من فاز معنا
 ??? ???
الفائز او الفائزه
هو
;

;

;

;


الأخ د.عدنان
--- Quote ---shalay galinkii hore abaaro ah 00.00 ayaa bisad dhag la'ai weerar bisil oo daboolan ku soo qaaday , raxan jiirar ah oo degaanka aan isla naqaan daganaa.&nbsp; bisadaas oo dhunkasho iyo kalgacayl muujin u socotay laakiin colaada dhex taalay bisadaha iyo jiirarka aawadeed ay u fahmeen in kani yahay weerar aan gabasho lahayn. ayaa jiirarkii isla markiiba waceen laanta la dagaalaanka iyo tarxiilka bisadaha. Gudoomiyaha amni darrada jiirarka mr.dooli&nbsp; ayaa afka ku dhirbaaxay in dhacdadani tahay wax caadi ah tahay marka la reebo ina aadamka baysikoolada qalbiga kaga beegay mukulaashan.
mukulaashan oo lagu soo oogay danbigan weerarka ah, ayaa dhagala'aan awdeed aan inkiri karin dambiga lagu soo oogay
--- End quote ---


ألف مبروك د.عدنان الذي فاز معنا بسله شوكلاه ;)
احم احم&nbsp; :-\ الهديه بسيطه
وأتمنى تعجبك الهديه ;D

Dr.Tulip:
يـــــــلا عـــــــــــــايزين الهمــــــــه منكم وتفـــــــــــاعل يـــــــــــــــلا حــــــــــــــدا فيـــــــــــــــــــكم يحـــــــــــــط صــــــــــــــــوره للتعليق وشــــــــــــــــكرا عـــــــــــــلى تفــــــــــاعلكم



Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version