General Discussions > Feel Free Here
Xasuuusin
(1/1)
Munim:
>> Nolosha waa Imtixaan.
>> Islaamka Waa Nolol & Naxriis.
>> Salaada Waa Nuur.
>> Soonka Waa Gaashaan.
>> Zekada Waa Xijaab.
>> Xajka Waa Dambi Dhaaf.
>> Sadaqada Waa Keyd.
>> Aakhiro Waa Lama huraan.
>> Qabriga Waa Bankiga Camalka.
>> Aduunyada Waa Dhalanteed.
>> Mar Walba ALLE Raali Geli.
>> Waxaad heleysaa Liibaan Aduunyo iyo mid Aakhiro.
>> kusali Nabigeena MUHAMMAD C.S.W.
Dr.Tulip:
alla7 yegazik 5eyr walaalkis munim
Munim:
Jamcan walshy shukran calal muruur alxilw
Navigation
[0] Message Index
Go to full version