Author Topic: Irbadda Dadka Nolosha Ka Tuurta  (Read 13429 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kalkaaliye_Bsc

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Irbadda Dadka Nolosha Ka Tuurta
« on: July 12, 2008, 01:05:14 AM »
Suaashaydu waxay kusaabsan tahay dhanka maskaxda. baryahan dambe wadamadan yurubta waxaa kusoo badanaya dad somali ah oo ayagoo caadi inta ay isbitaal tagaan lagu dhufto irbad ka dhigta qofka wax dansan oo iska socda, qofkiiba aan sidii hore ahayn, badanaa dadkaas waxaa laga yaabaa inay isbitaalka markay tagayeen wax weyn aysan qabin/ dadka qaarna waxay irbadaas ku aamusiyaan marka ay dadkale ladagaalamaan (aggressive) marka suaashaydu waxa weeye:

-magaceed dawadaas
-waqti intee le eg bay qofka badanaa kujirtaa
-side looga saari karaa qofkii lagu duray
-muxuu yahay cudurka intabadan dawadan loogutalagalay.

thanks brothers & sisters




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Irbadda Dadka Nolosha Ka Tuurta
« Reply #1 on: July 15, 2008, 11:47:42 AM »
Walaal kalkaaliye, su'aashaada waa mid muhiim ah lakin maadaama aan warbixin aan ka heynin, aqoon dheeraadne aan u heyn cirbaddaas, waxaan jeclahay in su'aashaada aan ku wareejiyo dhakhaatiirta ka howlgasha isbitaaladaas khaas ahaan dhakhaatiirta ka shaqeysa isbitaalada wadamada iskandaneefiyaanka sida dr.mustafa. ee fadlan su'aashaada english u badal adigoo mahadsan.

SomaliDoc
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Mustafa

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 63
  • Points: +225/-0
  • Gender: Male
Re: Irbadda Dadka Nolosha Ka Tuurta
« Reply #2 on: July 17, 2008, 07:37:41 PM »
Salam  questioner,


There are indeed some factors which may lead to prescribing wrong medication. For instance,  it depends on how the immigrant/asylum seeker/refugee expresses himself, language barrier beween the patient and the healthcarer,  a different conception of the health system in the country where the patient is residing and so on.
for the sake of your argument in the scenario you presented : "patient is admitted on ward, and behaves just aggressively." There are ofcourse measures or protocols to be followed. So it is unrealistic to me to give a medication out of the blue without taking history and doing pyhsical examination.
There are situations the patient is given sedating drugs in cases  of delirium or acute psyschosis.

Nevertheless I haven't come across such a condition like this, therefore I cannot confirm neither refute it.

I hope that this explanation helps.

wa salam

Mustafa

Offline Pharmacist

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 231
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Real Pharmacist
Re: Irbadda Dadka Nolosha Ka Tuurta
« Reply #3 on: September 01, 2008, 01:49:14 PM »
Is this part of conspiracy theory?!! :D
Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for his patients.


 

BARNAAMIJKA KA HORTAGGA SOA/AIDS – EE DADKA QAXOOTIGA AHI QAXOOTIGA KALE U SAME

Started by dr-awaleBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 13207
Last post December 16, 2008, 07:11:42 PM
by dr-awale
Su'aal: Maxaa keena in lugaha biyo galaan dadka sokorta qaba?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9129
Last post March 26, 2016, 02:29:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee Lagu Gartaa, Dixriga Dadka Jirka Ka Gala?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 11243
Last post December 06, 2011, 12:54:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma isticmaali karaa sonkorta ay isticmalan dadka sokorta qaba?

Started by AmulaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14043
Last post February 28, 2016, 05:18:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay ilko isku riiqa dadka waaweyn?

Started by FatimaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17367
Last post October 07, 2011, 05:13:04 PM
by SomaliDoc