General Discussions > New Members

AAWAYE

(1/1)

Nasteexo:
Asalaamu caleeykum.
Walaalayaaloow waan idin salaamay .
Salaan ka bacdi waxaan jeclaan lahaa haddii aay jirto cid haysa wax information ah
ardaydii or dhakhaatiirtii ka qalinjabisay jaamacadii xamar ku taalay (LA FACULTA' DI
MEDICINA E' CHIRURGIA.)
Khaas ahaan sannadihii 1987,1988,1989.
aniga waxaan khalin jabinaayey maalintii dagaalka uu dhacay.
qofkii xamar joogay wuu xasuustaa ayaaan u maleeynaayaa, maalintii XAMAR CADE
uudagaalka ka dhacay,ayaan daradeeyda.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version