Author Topic: Calaamadaha Khatarta ah ee Uurka  (Read 68010 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Calaamadaha Khatarta ah ee Uurka
« on: December 25, 2008, 09:02:56 PM »


Haddii aad qabto ama la kulanto mid ka mid ah calaamadahan hoos ku xusan isbitaalka gaar:

Calaamadaha Khatarta" ah waxaa ka mid ah:
  • Xanuun joogto ah oo dhabarka hoose ah
  • Dhiig ama xinjiro ah oo farjiga ka imaada
  • Qoyaan siyaado ah oo hoosta ka yimaado
  • Ibida "madheerta" oo buqda ama dillaacda
  • Majuujin ama "kor u dhifasho ilmaggaleenka"
  • Cunugga oo dhaqaaqiisu yaraado
  • Qandho
  • Matag iyo/ama shuban isku xig-xiga
  • Xanuun markaad kaadshayso
  • Suuxdin iyo siririd
  • Madax-xanuun joogto ah
  • Indho-madoobaad

Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ka hadlayo astaamaha aan dabiiciga ahayn ee hooyada uurka leh isku aragto iyo siyaabaha loola tacaali karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0

Haddii aad qabto su'aal aad doonaysi in aan kaaga jawaabo, halkaan ku soo qor: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html
http://somalidoc.com


Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee uurka looga hortagi karaa hadduu dhakhtarka ku taliyo?

Started by CeeblaaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 75390
Last post June 28, 2015, 11:26:21 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 39617
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haween uurka laga joojiyay, masiin karaa plis 21?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20429
Last post May 14, 2011, 10:14:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbadu maxay u tartaa hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka ah?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25814
Last post July 05, 2016, 11:28:25 AM
by SomaliDoc
haweenka uurka leh dawooyinka antibiotics-ka dhib ma u keenaysaa?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32361
Last post June 22, 2009, 08:13:49 AM
by Cmqalinle