Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

indha xanuun wata cuncun iyo gaduud

(1/1)

Abdirahim Gayre:
waxaa i cun cuna indhaha wayna i gaduutaan marakaa wax aqrinayo ama aan fiiriyo meel iftiin ah waana xanuun marna taga marna soo noqda waxaana jiraa 20 sano waxaana  isku arkay sanadkaan gudiisa waxaana is ticmaalay daawooyinka ay ka mid yihiin  (ant alegic) (antiboiotic)  wax is badala is kuma arag oo wali sidaydii ayaan ahay waxaan rabaa in la iiga jawaabo waxa uu yahay xanuunka iyo waxaan kula tacaali karo

mahadsanidiin

SomaliDoc:
Hadii aad dareemeyso indho xanuun iyo gaduudasho markii aad wax akhrinaysid iftiinkane ku dhibayo waxaad u baahantahay in aad indhaha iska cabirtid?

Luqman ali:
Asalaamu alaikum
Isha ayaa ixanuunee kudhawaad aweek now Isha way iga duudatay wax yar oo cadna waa iga saaran yihiin fadlan iga caawi arintaan jazakallah kheer

Milica_soomali:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version