Author Topic: Su'aal (Cuncunka iyo raaxo-darada ka timaada babaasiirka)  (Read 18831 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Dalmar881

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal (Cuncunka iyo raaxo-darada ka timaada babaasiirka)
« on: October 19, 2008, 11:49:47 AM »
Asalaamu caleykum, Salaan kadib waxaan isku arkay Cuncunka iyo raaxo-darada ka timaada babaasiirka muddo hadda 3 maalin ah marka waxaan rabay inaan ogaado dhakhtarka ku shaqada leh ee aan u tagi karo waayo dhakhaatiirtu waa fara badanyihiin mid walbana meel ayuu qaabilsanyahay marka hadii ay suurto gal tahay inaan helo jawaab.
waana mahadsantihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal
« Reply #1 on: December 12, 2008, 11:55:52 AM »
Waxa ay ku xirantahay wadanka aad ku nooshahay, haddii aad somaliya joogto, dhakhtar guud ama mid qalliin labadaba waad u tagi kartaa, haddii aad joogto meel kalane raadi dhakhtar ku taqasusay maroorka iyo malawadka ee loo yaqaanno "Proctologist".
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 82056
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa Sababa Cuncunka Minka/farjiga dumarka ?

Started by MayusufBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 40723
Last post July 08, 2015, 04:39:13 PM
by SomaliDoc
Iska Daawee Cuncunka Qoodhaha Dhakhtar La'aan..!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 88831
Last post December 25, 2017, 10:38:11 AM
by SomaliDoc
CUNCUNka Xubnaha Taranka Gala

Started by XanaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 43969
Last post February 18, 2011, 09:01:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena cuncunka ama xajiinta?

Started by Mohamed Ali MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14003
Last post April 29, 2016, 10:13:12 PM
by SomaliDoc