Allied Health Professions > Nursing Education Center

MASTER'S

<< < (2/2)

Somali Boy:
sc walalayaal waxaan idiin soo jeedinayaa fikrad ah dhamaan ardayda wax kabarata wadamada carabta ee barta nurses in aan samesano website noo gaar ah sidii aan wax ugu qaban laheyn ardayda soomaliyeed ee barta nurses oo dabcan waxyaabo badan ka qaldan reality somali waxaa si aad u qaldan looga isticmaalaa basic nursing oo ah waxa ugu horeeya ee lagu shaqeeyo hadaba intii diyaar u ah marka ay wadanka ku laabato sidii ay wax ugu qaban lahaayee walalaheen inta aan naga ka roon nahay ee cilmi ah hadaba qofkii fikradaas igu raacsan way u furan tahay discussion ama raba inuu keeno taa wax ka duwan.

dhinaca masterka waxaan rajeynayaa in aan ka diyaariyo obstetric and gynacological nursing sababta aan u doortayna waxey tahay inagoo reality ay ku yar yihiin wadankeena takhasuskaa iyo baahifa loo qabo i want to become good mid wife insha allah and prevent any complication durig pregnant i want to make antenatal care and good family planning insha allah

Nadar:
I think.MSN is better coz u can still get to doctatare in the future

Amino2727:
BSN TO NP NOW DNP.. SO DO BEST I THINK IT WILL BE BETTER IF YOU  DO THESE STEPS CUZ IN FUTURE  MD OR DNP ARE SAME HADAAN SOMALI NAHAY WAYAABAHA WAAN ISKU QALDANAA ILAA QOF DHAMEEYAY JIRO..ANIGA MA IHI QOF DHAMEEYAY BALSE HUSBANDKEYKA AYAA AH DNP.....ANY QUESTION MORE I CAN ASK? ANIGA WAXAAN BARTAY RESPIRATORY THERAPIST(RRT) SO HADANA WAXAAN BARANAYAA masterkayga oo ah Anesthesiology.. walaal ilaa aad helo prerequisite aad dhamaynin waxba ha is wareerinin. marka horena markaad wax baranaysid waa inaad u barataa markaad dhamayso maxaad qabani xageed ka shaqeeyni imisa mushaharkaagu noqoni dadkaagase   wax maku tari kartaa...good luck find me f/b ladan awil

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version