Author Topic: BARNAAMIJKA KA HORTAGGA SOA/AIDS – EE DADKA QAXOOTIGA AHI QAXOOTIGA KALE U SAME  (Read 13209 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline dr-awale

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 129
  • Points: +7/-0
  • Gender: Male
  • i love my doughter
Tababarka Tabarayaasha iyo xiriiriyeyaasha-HIV

(Training voor peer-educators en

HIV-contactpersonen)

Maart, 2007
 
Tababarayasha ama tababar ku jirayaasha ku howlan sidey tababare u noqon lahaayen iyo xiriiriyaha arrimaha HIV-ka ee sharafta lahoow,

Halkan waxaanu kuugu soo gudbineynaa infoormeeshanka aanu kuugu diyaarineyno sidii aad ku noqon laheyd sharraxaadbixiye (peer-educator/tababare) ama xiriiriye barnaamijkeena ku saabsan ka hortagga soa/aids oo ey dadka qaxootiga ahi bixinayaan iyagoo casharadaa siinaya dadka iyagoo kale qaxootiga ah.


Maabkan ka tababarka ah waxaa sameeyey GGD Groningen, MOA Noord Nederland, iyo ASERAG. Waxaana tababarka ka sokow isticmaali kara aktarada (jilayaasha) tiyaatarka ama dadka kale oo xiiseynaya.


Maabka tababarka wuxuu ka mid yahey liiska waxyaabaha ey soo saareen ‘a stepping stone’ waxaana iyagoo luuqado kala duwan ah laga dalban karaa:  www.soaaids.nl.

Waxaa naga cajiibiyey (farxiyey) sida aad barnaamijkaan u xiiseyneysaan. Waxaanuna  rajeyneynaa, in inagoo idinka idin kaashaneyna aanu dad fara badan oo qaxooti ah jiradaan halista ah ka badbaadino.

Waxaanu kaaga mahadcelineynaa sida qurxoon oo aad noola shaqeysay.


ASERAG


LEAVE
WOUNDS
OPEN !


 

Su'aal: Kaadi kaadi kale ka dambayso?

Started by CabdallahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5813
Last post December 15, 2016, 11:42:14 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena in lugaha biyo galaan dadka sokorta qaba?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9130
Last post March 26, 2016, 02:29:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee Lagu Gartaa, Dixriga Dadka Jirka Ka Gala?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 11244
Last post December 06, 2011, 12:54:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma isticmaali karaa sonkorta ay isticmalan dadka sokorta qaba?

Started by AmulaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14045
Last post February 28, 2016, 05:18:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay ilko isku riiqa dadka waaweyn?

Started by FatimaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17367
Last post October 07, 2011, 05:13:04 PM
by SomaliDoc