Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: See Isu Naaxin Karaa?
Kamaal:
Wadaniyada hadad noshahay oo aadan dhiman dhaqtarka taladisii maxaad ka haysaa madama waqti kaso wareegay
Starka19:
Asc , kamaal adigu ma qaadatay taladaasi waxna ma isaga dareenty.
Koley wadaniyo mahaaye.
Kamaal:
Maya sxb ma qaadan lkn hadan bilaabi rabaa
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version