Author Topic: Su'aal: Maxaa sababaya finanka jidhka kasoo baxa?  (Read 18509 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Somali_Nabad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 24
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa sababaya finanka jidhka kasoo baxa?
« on: May 27, 2015, 05:32:57 PM »
Waxaan salaamayaa dhakhtarada iyo akhristeyaasha somalidoc.com.
Bacda salaan su'aashaydu waxa weeye sidan:
Wiil sxbkay ah ayaa markasta finan kasoo baxayaan jidhkiisa.
Marba meel, sida gacmaha iyo lugaha oo kale ayaa waxa kasoo baxaya finan waawayn oo meeshuba bararayso tusaale ahaan fin baa lugta kasoo baxaya wuxuu noqonayaa nabar bararani ooo dilaacaya oo dheecaan ayaa ka imanaya oo wuxuu u baahanayaa dhaymo (dressing). Hadabs maxaa sababaya, ma dhiigiisa ayaa xumaaday. Waa sida sxbkay moodayee?.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa sababaya finanka jidhka kasoo baxa?
« Reply #1 on: May 28, 2015, 10:17:36 PM »
Finan dheecaan leh oo jirka meelo kala duwan ka soo baxa, waxay noqon kartaa infekshan maqaarka ah, waxayna dadka qaar u yaqaanaan kasoo-bax, dheecaanka ama qoyaanka nabarkii hore hadduu meel kale gaaro nabar ayay isku badashaa, jirkane kama baxo haddii aadan qaadan daawo antibiotic loogu talagalay in bakteeriyadaa lagu dilo, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1163.0.html

U sheeg saaxiibkaa hala xiriiro takhtar maqaarka ah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56613
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 163619
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 107783
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58687
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 63397
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig