Author Topic: Suáal: Tympanic Membrane Perforation?  (Read 8064 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Maryama

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Suáal: Tympanic Membrane Perforation?
« on: March 22, 2009, 11:47:26 AM »
asc dhamaan waxaan halkaan ka salaamaa dhamaan asxabta webkaan waxaana idin leeyahay eebe ajir badan ha idinka siiyo maadaama aad nagu saacideen in aan wax kasta ku garanao afkeena hooyo runtii aniga waxaan ahay qof ku soo biiray mar dhow laakiin aan ka faaiideystay macluumaad fara badan aan ku aqoon afka soomaaliga sidoo kale hadii aan nahay ardayda dibada wax ka barata waxaa dhiiro gelin nagu siiseen in aan mustaqbalka wax bari karno ardayda soomaaliyeed waxaan idin leeyahay waad na saacideen eebe ha idin saacido walaalayaal mahadsanidiin intaas waa hor dhac marka aan guda galo suuaasheyda waxey tahay waxaan rabaa in aan ogaado tympanic membarane perforation




Offline Abdulrazzak

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 112
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • 1988
Re: Suáal: Tympanic Membrane Perforation?
« Reply #1 on: March 22, 2009, 01:38:04 PM »
waad   mahadsan tahay Maryam ..... suashadii waxay la xarirtii  E.N.T   Ear Nose N Throat diseases .. qaas ahaan TMP  wuxu  ku dhacaa Habdhiska maqalka qofka . qofka qaba  cudurkan waxa u wahiliyo Dhagahaha oo Infection ka hayo  ka dib Canal of Hearin ayaa infectionkas u gudbayaa halkas  perforated  EarDrum ka uu  infectionkii gaarayo  ama dhaawac . sido kale qofka ku isticmala  Qalabka Muciga ama Turunbada ayaa ugu  badan sasabta keenta cudurkas ....  ha ka reebin  meelaha sawaxanka badan oo mechinada ay yaalan dadka ka sheqeeya ..
Daaweyntiisa:
marka hore iska hubo  una tag  E.N.T  Dr ah daignosiska ka dib waxad helayassa in aad mar hore iska daawayso  .. Qalniin lama sameeyo ilaa la ogaado xadiga dhaawaca uu garsiisan yahay Eardrumka dhagaha .. 
 intas waxa dheer in aad iska dawayso cudurada Sida Hergabka iyo infectionka dhagaha sida ugu dhaqso badan inta xanuunka uu san u sii gudbin DHAGAHA ..

Ogow Cudurkan TMP wuxuu keenaa Dhagop la'an ugu danbeyntina   Mechine  Support lagu xiraa dhagaha  mudo  badan qaadata for u life .. thnkz 
Dr. Abdirizak H Mohamed
PharmD KU -PAKISTAN , Msc- KEMU NAIROBI


 

Suáal: Maxaa keena qarqaryo saaid ah dididka habeenkii?

Started by Saiid6666Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15271
Last post September 07, 2009, 10:37:35 AM
by SomaliDoc
Suaal hurdo la'aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo

Started by SiyaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9045
Last post June 04, 2012, 07:05:31 PM
by SomaliDoc
Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?

Started by Ahmed333Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26599
Last post June 12, 2009, 12:08:53 AM
by SomaliDoc
Suáal: Cunto cusbo laáan ma cuni karo?

Started by Samawade180sBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 18629
Last post October 06, 2009, 11:14:22 PM
by SomaliDoc
Suáal: Xaada raga iyo sidee u heli karaa??

Started by MalaqaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13769
Last post October 12, 2009, 11:53:35 AM
by SomaliDoc