Diseases and Conditions > Qaybta Wacyi Galinta

Sidee ku xallin laheed arintaan?

(1/2) > >>

Waxbaro!:
Wiil dhalinyaro ah ayaa kuuugu yimid rugtaada caafimaad, baaritaanno ka dib waxaad ogaatay inuu qabo cudurka AIDS-ka, markii aad u sheegtay xaaladiisa iyo inuu ka war qabay wuxuu kuu sheegay in laga helay AIDS-ka muddo 3 bilood dhan.

Dhawr su'aalo ka dib wuxuu kuu sheegay in gabar ay ku xirantahay muddo labo sano ah haddane uu ka soo laabtay waddanka dibaddiisa.
Waxaad weydiisay sida uu ula tacaali doono arintaan la soo deristay iyo inuu guursan doono gabadhii ku xirneed? wuxuu ku jawaabay waan iska daaweynayaa laakiin midda ku aadan gabadha wuu ka gaabsaday inuu ka hadlo.

Marka sidee arintaan u xallin laheed maadaama wiilkan uu hayo cudurkaan ayna dhib ku tahay inuu u sheego qoyskiisa iyo gabadha sugeysay muddada 2-da sano ah?
Sideena u badbaadin laheed gabadhaan aan ka warqabin xaaladda wiilkaan?
Sideena qiil "Ethic" ahaan ugu heli kartaa arintaan? maadaama xaqa bukaanka ay tahay in la xifdiso sirtiisa?

Mahadsanidiin
Waxbaro!

Dr.Adnan:

--- Quote ---The high level of confidentiality concerning HIV can only be breached under certain circumstances such as when the health of a third party involved is at risk.
       kaplan medical ethics
--- End quote ---

so you have to encourage him to tell inform the girl about his condition, or if he don't you have the legal immunity to go on and tell the girl or her family directly or contact health department to notify her. this is voluntary work.

Markaa hadii ay u muuqato in uu rabo in uu cudarka qarsado misana gabadhaas sidaa ku raaco waxa kula gudboon inaad la xidhiidho gabadha ama qoyskeeda una sheegto arrintan iyada ah, ama cidii kale ee awood u leh arrinta aad u sheegto. waayo xaqqa bukaanka xaaladan oo kale waxa ka hor maraysa in la badbaadiyo ruuxaas khatarta ugu jira.

Abdulrazzak:
as.w.w
salaam ka dib waxaan soo  bandhigtay Case studay camal ah  waadna ku mahadsan tahay   aniga  hadii aan Ahaan lahaa   That Physician   marka hore waxay ku xiran tahay bukaanka qoyska uu ka soo jeedo  asaga iyo  gabadhaba  ka dib waxan samayn lahaa Balamo badan ayaan la yeelan lahaa wiilka ka si aan dhiibli  oga ogaado bal waxa uu ka aaminsan yahay cudurka  iyo waliba sida uu u rabi lahaa in loo daawo Case  kan oo kale hadii waxan sheeko ahaan ugu sheegi lahaa dhowr case oo ka dhacaday aduunka ama film.
Runtii case camal waan arkay xili aan ka shaqayanayay wadanka Kenya Clinic ku yaal waxan maalin i soo galay Wiil 27 yrs old aad  u xanun sanaa .. waxan ka qaadnay   samples  badan oo uu ka mid yahay AIDSka nasiib daro ma uu san sheegin waxa uu hayo ... ka dib waxaa aad ii caawiyay wiil reerka ka mid ahaa oo wax bartay ka dib waxan u si qarsoodi ah ugu sheegay in uu la xanuunsan yahay Pt (Bukaankas)cudurka dilaaga ah ...  ka dib waxan u arrange  gareyay FcC ( Free Concelling Center ) halaksa oo ka bukaanka  la geyn jiray dowr maalmood ... waxaana ii suurta gashay in aan maalin  isku raacno xarunta ...

Pt waxa uu  horey  u qabay Gabar ayada wax baratay .... ka dib ayadi baan meesha keenay  maalmo ka dib .. waxa 3 months ka dib geriyooday wiilkii lakan Nasiib wanag  gabadhii way ka badbaaday oo ilaa iminka way noosha  hay ./...
 waxan ka wadaa it depends family ... then u should give Voluntry conceling   Iam sure in somalia is there voluntry concelig centre ... ?/

Mandeq:
asc every one

waxeey ku xirantahay meesha eey ka dhacday arintu. hadeey tahay somalia in my opinion i think you should inform the lady since she is involved . hadeey tahay wadamadaan kale we all know how strict its to keep confidentiality , in that case you should persuade or consult the young man  to either let the innocent lady know or use extra protection .

Abdulrazzak:
I think the  best solution is to keep contact on eye  the Patient n their family ...... N then  u will get clear  Ideas ...
But to  tell  to the Patient without  all risk assurance is d/f..

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version