Author Topic: Sidee ku xallin laheed arintaan?  (Read 17342 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Sidee ku xallin laheed arintaan?
« on: March 17, 2009, 10:05:49 PM »
Wiil dhalinyaro ah ayaa kuuugu yimid rugtaada caafimaad, baaritaanno ka dib waxaad ogaatay inuu qabo cudurka AIDS-ka, markii aad u sheegtay xaaladiisa iyo inuu ka war qabay wuxuu kuu sheegay in laga helay AIDS-ka muddo 3 bilood dhan.

Dhawr su'aalo ka dib wuxuu kuu sheegay in gabar ay ku xirantahay muddo labo sano ah haddane uu ka soo laabtay waddanka dibaddiisa.
Waxaad weydiisay sida uu ula tacaali doono arintaan la soo deristay iyo inuu guursan doono gabadhii ku xirneed? wuxuu ku jawaabay waan iska daaweynayaa laakiin midda ku aadan gabadha wuu ka gaabsaday inuu ka hadlo.

Marka sidee arintaan u xallin laheed maadaama wiilkan uu hayo cudurkaan ayna dhib ku tahay inuu u sheego qoyskiisa iyo gabadha sugeysay muddada 2-da sano ah?
Sideena u badbaadin laheed gabadhaan aan ka warqabin xaaladda wiilkaan?
Sideena qiil "Ethic" ahaan ugu heli kartaa arintaan? maadaama xaqa bukaanka ay tahay in la xifdiso sirtiisa?

Mahadsanidiin
Waxbaro!


Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!


Offline Dr.Adnan

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 280
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • “The first wealth is health.”
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #1 on: March 18, 2009, 11:30:38 AM »
Quote
The high level of confidentiality concerning HIV can only be breached under certain circumstances such as when the health of a third party involved is at risk.
       kaplan medical ethics

so you have to encourage him to tell inform the girl about his condition, or if he don't you have the legal immunity to go on and tell the girl or her family directly or contact health department to notify her. this is voluntary work.

Markaa hadii ay u muuqato in uu rabo in uu cudarka qarsado misana gabadhaas sidaa ku raaco waxa kula gudboon inaad la xidhiidho gabadha ama qoyskeeda una sheegto arrintan iyada ah, ama cidii kale ee awood u leh arrinta aad u sheegto. waayo xaqqa bukaanka xaaladan oo kale waxa ka hor maraysa in la badbaadiyo ruuxaas khatarta ugu jira.
**Ruuxaan Dantiisiyo aqoon, waxa daryeelaaya**
**Inuu Deeqda Eebahay ka qaday, dib u xusuusnaada**
Hadraawi...

Offline Abdulrazzak

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 112
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • 1988
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #2 on: March 18, 2009, 04:46:59 PM »
as.w.w
salaam ka dib waxaan soo  bandhigtay Case studay camal ah  waadna ku mahadsan tahay   aniga  hadii aan Ahaan lahaa   That Physician   marka hore waxay ku xiran tahay bukaanka qoyska uu ka soo jeedo  asaga iyo  gabadhaba  ka dib waxan samayn lahaa Balamo badan ayaan la yeelan lahaa wiilka ka si aan dhiibli  oga ogaado bal waxa uu ka aaminsan yahay cudurka  iyo waliba sida uu u rabi lahaa in loo daawo Case  kan oo kale hadii waxan sheeko ahaan ugu sheegi lahaa dhowr case oo ka dhacaday aduunka ama film.
Runtii case camal waan arkay xili aan ka shaqayanayay wadanka Kenya Clinic ku yaal waxan maalin i soo galay Wiil 27 yrs old aad  u xanun sanaa .. waxan ka qaadnay   samples  badan oo uu ka mid yahay AIDSka nasiib daro ma uu san sheegin waxa uu hayo ... ka dib waxaa aad ii caawiyay wiil reerka ka mid ahaa oo wax bartay ka dib waxan u si qarsoodi ah ugu sheegay in uu la xanuunsan yahay Pt (Bukaankas)cudurka dilaaga ah ...  ka dib waxan u arrange  gareyay FcC ( Free Concelling Center ) halaksa oo ka bukaanka  la geyn jiray dowr maalmood ... waxaana ii suurta gashay in aan maalin  isku raacno xarunta ...

Pt waxa uu  horey  u qabay Gabar ayada wax baratay .... ka dib ayadi baan meesha keenay  maalmo ka dib .. waxa 3 months ka dib geriyooday wiilkii lakan Nasiib wanag  gabadhii way ka badbaaday oo ilaa iminka way noosha  hay ./...
 waxan ka wadaa it depends family ... then u should give Voluntry conceling   Iam sure in somalia is there voluntry concelig centre ... ?/
Dr. Abdirizak H Mohamed
PharmD KU -PAKISTAN , Msc- KEMU NAIROBI

Offline Mandeq

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 52
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #3 on: March 18, 2009, 07:40:16 PM »
asc every one

waxeey ku xirantahay meesha eey ka dhacday arintu. hadeey tahay somalia in my opinion i think you should inform the lady since she is involved . hadeey tahay wadamadaan kale we all know how strict its to keep confidentiality , in that case you should persuade or consult the young man  to either let the innocent lady know or use extra protection .

Offline Abdulrazzak

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 112
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • 1988
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #4 on: March 19, 2009, 04:15:41 PM »
I think the  best solution is to keep contact on eye  the Patient n their family ...... N then  u will get clear  Ideas ...
But to  tell  to the Patient without  all risk assurance is d/f..
Dr. Abdirizak H Mohamed
PharmD KU -PAKISTAN , Msc- KEMU NAIROBI

Offline Diagnostic

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 281
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
  • Professional Diagnosis
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #5 on: March 23, 2009, 09:03:25 PM »
If you are working in Somalia, plz take into account the security issue.....

I agree with abdulrazzak try to meet the young man again & talk with him friendly...
In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer

Offline Somaligurl

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #6 on: March 25, 2009, 04:23:32 AM »
salaam

I agree with all of you, As brother Abdulrazzack said you should meet with the bother one more time and i would say meesha haday tahay meel ay faamilkiisa jogaan  ama qaraabadiisa try to contact with them and tell them his situation before it is too late.
 
Ilaahay Caafimad hasiiyo walaalahayna muslimiinta ah oo xanuunsan ama dhiban meel kasta ay jogaan
The secret of all great undertakings is hard work and self-reliance.

Offline Gambool

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #7 on: July 29, 2010, 09:11:03 PM »
   salaan ka dib , i think you are forced to do some thing in order to save that innocent lady , either to tell her directly or through his famaliy , but before this , you have to give him the real information about this disease incase he knows no more about this disease then if u let him know extra, he will help her to save her self .......

Offline Furqaan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Sidee ku xallin laheed arintaan?
« Reply #8 on: December 30, 2011, 10:23:48 PM »
Asalamu cakeykum arintaan wa arin culus waxaan ku xalin lahaa runtii wiilka markii su'aasha la weydiiyey wuxuu ku jawaabey waa iska daaweynayaa lakiin gabadha waa ka gaabsadey siduu yeeleyo aniga ahaan waxaan ku xalin wiilku iskama daweyn karo cudurkaan haya illaah waa ka daweyn karaa lakiin waqtigaan hada la joogo daawo loomahelin marka waxaa ila wanaagsan inuu gabadha badbaadiyo isagoo ku oranaya waalidkiis cudurkaan ayaa layga heley marka gabadha fahansiiya una sheega marabo inaay cudurkaan qaado ka dibna furo halkaasna lagu badbaadiyo gabadha si'aay u qanacdo dadkuna u qanco kadibna halkaas daawo loo raadiyo hadii uu helayo inataas ayaan ka oran lahaa salama caleykum. 


 

Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33591
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21133
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 53619
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Dood Wanaag: Waa Sidee Waxqabadka Hay'adaha Samafalka ee ka Hawlgala Dalka?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 4
Views: 26250
Last post March 10, 2011, 06:10:21 PM
by Waxbaro!
Su'aal:- Sidee Ayaa Ugu Fuduud Oo Laysaga Nadiifin Karaa Ilkaha Magarka leh?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22608
Last post December 05, 2011, 11:25:44 PM
by SomaliDoc