Author Topic: SIDEED FIKRAD OO MIISAAN CAAFIMAD LEH  (Read 22081 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
SIDEED FIKRAD OO MIISAAN CAAFIMAD LEH
« on: January 29, 2009, 10:30:43 PM »
• Naaska nuuji ilmaha yar.
• Ku bilaaw in yar oo cunto ah marka ilmuhu gaaro 5 ama lix bilood.
• Ku cabir inta aad siineyso hal qaadada cuntada ah inta sano uu jiro. Tusaale, hal qaado ilmaha halka sano Jira iyo labo qaado ilmaha labada Sano jira.
• Sii cabitaan 100% furudka laga sameeyay laguna darin sonkor. Haddii uusan aheyn 100% juus, cab in aan ka badneyn hal galas maalintii.
• Cun 5 qeybood oo fruto iyo qudaar ah maalintii.
• Samey dhaqdhaqaaq jirkaaga ah hal ama labo saacadood maalintii.
• Ku ekey labo saacadood oo keliya Maalintii fiirinta tiifiiga, cayaarta fidiowga iyo combiyutarka.
• Bar caruurta iney ogaadan marka eey dharagsan yihiin. Ha ku qasbin iney cunaan in ka badan inta eey cuni karaan.


Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!


 

Su'aalo: Nabro malax leh? Qawadka? Miisaan Yari?

Started by Abdul ShakurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 32943
Last post May 02, 2015, 01:45:20 PM
by SomaliDoc
Ilmaha Ku Dhasho Miisaan Hoose

Started by DiagnosticBoard Cudurrada Caruurta

Replies: 0
Views: 59542
Last post January 25, 2008, 03:16:54 PM
by Diagnostic
Su'aal: Kubad ciyaarista iyo miisaan is dhimista?

Started by m.mo141Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15662
Last post October 02, 2015, 10:45:15 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Miisaan yarida iyo caafimadka

Started by MohamedalhashiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12751
Last post May 02, 2015, 11:07:47 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Miisaan ayaan fuulay?

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12312
Last post April 04, 2016, 01:27:51 PM
by SomaliDoc