Author Topic: MAXAA LAGU SAMEEYAA HAARAHA WEJIGA MADOOBEEYA???  (Read 20805 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

saamiya617

  • Guest
MAXAA LAGU SAMEEYAA HAARAHA WEJIGA MADOOBEEYA???
« on: May 26, 2009, 07:38:57 PM »
DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY
INTAA KA BACDI WAXA IGU DHACAY AMA AAN YEESHAY HAARO
WEJIGA AH WAANA MUDO LABA SANO AH INTAY IGU YAALEEN
CALAAMADOODUNA WAA SIDATAN LAGASOO BILAABO ISHA HOOSTEEDA
ILAA SANKA HALKA LA GUDBOON AYAAN KU YEESHAY HAAR HADOW AMA
BAR WEYN WELIBA WAA LABADA DHINAC EE WEJIGA
WAXAADNA MOODAA INAY SII KORDHAYAAN MAXAAN KU SAMEEYAA
MAXAASE KEENA???????????????????????????????????????????????????????




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: MAXAA LAGU SAMEEYAA HAARAHA WEJIGA MADOOBEEYA???
« Reply #1 on: May 26, 2009, 09:56:12 PM »
Walaal Saamiya waxaan kugu la talinayaa in aad u tagto dhakhtar ku takhasusay cudurada maqaarka si loo arko haarada aad ka cabanayso maadaama cudurrada maqaarka lagu garto arkid ayana isku wada ekaan karaan.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Findoobka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html

http://somalidoc.com
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55817
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 161881
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57787
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 62009
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28788
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc