Author Topic: Su,aal: Xanuunada dumarka kaga dhaca naasaha ibtoda?  (Read 20089 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cmqalinle

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su,aal: Xanuunada dumarka kaga dhaca naasaha ibtoda?
« on: May 28, 2009, 11:25:31 AM »
a/c halka waxaan ka salaamayaa dhakhaatiirta isku xilqaamay in umadooda wax u faaideeyaan intaa kadib waxaan rabaa in aan su,aal waydiiyo dhakhaatiirta  su,aashu waxay tahay xanuunada dumarka kaga dhaca naasaha ibtoda marka ay nuujinayaan ilmaha. ilmaha afkiisuna uu cafimaad qabo maxaanse lagu daaweeyaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su,aal: Xanuunada dumarka kaga dhaca naasaha ibtoda?
« Reply #1 on: May 29, 2009, 08:37:52 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay Nabarka Cagta ku dhaca ee "Madura"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 32545
Last post December 23, 2015, 02:29:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga xaydku intee inleeg ayuu ka maqnaankaraa dumarka.?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 59437
Last post August 23, 2010, 06:10:06 PM
by Abumohamed
Su'aal: Waa maxay waaxa dumarka laga gubo xagga hoose?

Started by XanaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16701
Last post April 14, 2011, 06:57:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxay dumarka qaar habla un u dhalaan qaarna inama?

Started by Khadar AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7151
Last post February 02, 2016, 03:15:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal:Maxaa keena caadada dumarka oo aan xiligeeda ku iman?

Started by CadarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 251678
Last post July 24, 2009, 12:54:57 AM
by SomaliDoc