Author Topic: So'aal: Maxaan ku xifdiyaa indhahayga?  (Read 10207 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Cmqalinle

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
So'aal: Maxaan ku xifdiyaa indhahayga?
« on: May 30, 2009, 06:05:45 PM »
s/c walaal waxaad ka hadasheen xifdinta indhaha waa mowduuc aad u muhiim ah hadaba waxaan rabaa in ogaado khudrada nooca ugu wanaagsan indhaha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: So'aal: Maxaan ku xifdiyaa indhahayga?
« Reply #1 on: June 02, 2009, 08:00:47 PM »
Cunnada u fiican indhaha waa kuwa leh fitamiinka A, C iyo E.
1- Oranjada
2- Cinabka
3- Ananas qalalan
4- Yaanyada
5- Karootada
6- Bagalka iyo ansalaatada
7-Digirta
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 313772
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6192
Last post April 24, 2011, 03:05:24 PM
by Cabdicasiis
Maxaan samayn karaa ee naftayda ku caawiyaa?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maskaxda

Replies: 0
Views: 21107
Last post April 01, 2008, 01:48:32 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaan ku badin karaa biyaheyga shahwada?

Started by Ali yareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 82175
Last post January 11, 2016, 03:41:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?

Started by Mumtaz IsackBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4332
Last post December 05, 2015, 01:07:12 PM
by SomaliDoc