Author Topic: Su'aal: Sidee loo daawayn karo baabasiirka iyo nuucyadiisa kala duwan?  (Read 26129 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nabiilxl

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
marka hore waxaan salaamayaa dhaqaatiirta sharafta leh
marka xigana waxaan ahay arday soomaaliyeed oo wax ka barta shiinaha (china) waliba barta cilmiga medicine ka waxdaana ahay sanadkii 3xaad marka fadlan su'aashaan ayaan ugudbin lahaa dhaqaatiirta
waxaan waydiin lahaa dhaqaatiirta sharafta leh in ay turxaan bixin iga siiyaan sidda loo daawayn karro baabasiirka iyo nuucyadiisa kala duwan iyo sidda loo baabi in karro waligiisba in uunan bukaan kaan kusoo laaban ilaa xad
mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee loo daawayn karo baabasiirka iyo nuucyadiisa kala duwan?
« Reply #1 on: November 01, 2011, 10:36:21 PM »
Waxaad halkaan ka heli kartaa warbixin horay aan uga diyaarinnay cudurka baabasirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html

Haddii aad u baahatahay warbxin dheeraad ah waad na waydiin kartaa.

Halkaan ugama hadalno daawenta cudurrada....
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21112
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23172
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 53572
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Dood Wanaag: Waa Sidee Waxqabadka Hay'adaha Samafalka ee ka Hawlgala Dalka?

Started by Waxbaro!Board Feel Free Here

Replies: 4
Views: 26231
Last post March 10, 2011, 06:10:21 PM
by Waxbaro!
Su'aal:- Sidee Ayaa Ugu Fuduud Oo Laysaga Nadiifin Karaa Ilkaha Magarka leh?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22596
Last post December 05, 2011, 11:25:44 PM
by SomaliDoc