Author Topic: Su'aal: Maxaa keena jir xanuun waqtiga roobka?  (Read 11740 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Raaliyo

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 42
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Maxaa keena jir xanuun waqtiga roobka?
« on: June 10, 2009, 10:01:10 PM »
salamu calaykum dhamaan.

waxaan idinku salaamay dhamaantiin inta soo gasha netkaan salaanta islaamka salamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaat.

bacda salaan walaalyashay usoo tafa xaytay inay ka caawiyaan walalaha kale ee jirooyinka qaba inay ka siiyaan talo iyo wanaag waxaan idiin soo gudbinayaa dhamntiin hanbalyo iyo bogaadin.

hadaba walaalayaal waxaan qabaa su'aal ah maxaa keena in hadii roob da'o roob ama qaboow noqoto ama dhado noqoto jawiga waxaa i karaa jirka oo dhan waxaan dareemaa xanuun iyo in meel walba i jajaban tahay markaa hadii aad iga siin klahydeen wax talo isoo sheega please idinkoo mahadsan mar labaad. :-\ :-\ :'( ???




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keena jir xanuun waqtiga roobka?
« Reply #1 on: November 01, 2011, 10:33:42 PM »
Xanuunka ugu badan oo leh calaamadaha aad tilmaamaysid waxaa la yiraahdaa "Fibromyalgia", halkaan ayaadna ka akhrisan kartaa warbixintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2543.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55900
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33224
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162208
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 106909
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57916
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc