Author Topic: Su'aal: Markaan Gym-ka Tago babaasiir ayaa ka qaadaa.  (Read 11014 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Macalimow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Markaan Gym-ka Tago babaasiir ayaa ka qaadaa.
« on: August 06, 2009, 11:52:31 PM »
muddo laba bil kahor ah ayaanisku arkay xanuun iiga yimid xagga hoose dabada waxaan la xeriiray dhaqtar waxuu ii sheegay inuu i haayo baabasiirka midka banaankaah ama external-ka ah waxuu iisoo qoray pamata ama sulboosta iyo kaniini waan ku fiicnaday oo waa iga baaba'ay hal week ayaana ka nastay gymka. laakin markaan caadi kusoo noqday ayaan ku laabtay jirdhiskeygii gymka laakiin waa igu soo laabtay oo waa soo kuusmay baabasiirkii, marka waxaan idin waydiinayaa ma qaadisita miisanka ayuu ka dhashaa Baabsiirka waxii talo ah dadka caafimaadka yaqaana ayaan ka rabaa iyo waxan isticmaali karo?..




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Markaan Gym-ka Tago babaasiir ayaa ka qaadaa.
« Reply #1 on: August 09, 2009, 03:55:57 PM »
Culeys qaadidda waxay ka mid tahay waxyaabaha keeno baabasiirka,
Waxaa halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan baabasiirka.

http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0

Haddii aad qabto suáalo dheeraad ah halkaan ka sii weydii
SomaliDoc
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: