Author Topic: Su'aal: Sokorowga iyo dheef shiidka?  (Read 12394 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Saiid6666

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Sokorowga iyo dheef shiidka?
« on: July 29, 2009, 08:53:10 PM »
waxaan ahay 36jir waxaanqabaa sokoroow waxaana qaataa kaniini waxaan dareemaa in aan caadi aheen maalmahaan dhanka caloosha waxaan dareemaa in dheefshiidkaygu si wacan uusan u shaqaynayn waxan
dareemayaa calool xanuun in nabar iiga yaalo ookale abitatena ma lihi musqusha ma aado ma laga yaabaa inaan kaniiniga ka waynaaday maxaad igula talinaysan ?




Offline Dr.Sharbele

  • Newbie
  • *
  • Posts: 14
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: sokorowga iyo dheef shiidka
« Reply #1 on: August 01, 2009, 01:53:55 PM »
Cudurka sonkorowga inta badan wuxu saameeyaa habdhisyada jirka intiisa badan, sida Shuban, calool fadhi, kaadi badan, harraad, gaajo fara badan iwm, malahan khatar sidaasi hadii ay daawadu kuu socoto, balse waxa wanaagsan inaa dhakhtarkaaga la tashatid si uu Gram-ka kiniiniga iyo nooca daawada wax uga bedelo.

dhakhtarka si degdega ula xiriir hadaad isku aragtid, Madaxwareer iyo dhidid wejiga ah, carabka iyo hadalka oo cuslaada, gargariir gacmaha iwm.


 

Su'aal: Daaco Qurunka iyo Dheef-Shiid Xumada?

Started by Hassan BileBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 85495
Last post March 20, 2011, 08:15:59 PM
by SomaliDoc
Dhakhaatiita is guursata?! (Dhib iyo Dheef)

Started by KhaliilBoard Feel Free Here

Replies: 10
Views: 11990
Last post November 03, 2007, 04:19:58 PM
by Sumayya
Su'aal: Galmada maalintii dhib iyo dheef?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17111
Last post April 16, 2015, 10:43:29 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Sokorowga iyo Dhiigkarka keebaa qatar badan?

Started by LibandheereBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6469
Last post September 19, 2015, 01:34:40 PM
by SomaliDoc