Medical Student Forums > I want to Study Medicine
Study Medicine in Australia
Dacwa:
Asalamu Alaykum Wr Wb all,
I hope you've all had a great and blessed Eid.
Rania - I've sent you a private email like you asked for.
Princess_Muni - Below is information regarding nursing you asked for - hope its of some use.
If you have any other questions please feel free to ask.
Wasalamu Calaykum Wr Wb,
Dacwa
Nursing in Australia
• List of the Nursing schools in Australia
o http://www.australian-universities.com/schools/nursing/
• List of Australian universities + links for details
o http://www.australian-universities.com/
• Information for Nurses Wishing to Relocate to Australia
o http://www.health.vic.gov.au/nursing/career/overseas
Nursing in Australia Brochure (PDF file, 417kb)
Nursing and midwifery in Victoria – a new approach to your career (PDF file, 344kb)
Visa and registration requirements for nurses and midwives (PDF, 385kb)
Living and working in Victoria as a health professional (PDF, 460kb)
I hope you're able to access the PDFs from the website - if you're unable to so, email me, and I'll send them as attachments.
Sahan:
S/C
marka hore salaanta islaamka ayaan idinku salaamaya dhaman Groupka, ilaahay waxaan inooga rajaynaya inuu inaga dhigo kuwii dadkooda iyo dalkooda anfaca.
bacda that walal runtii waxbarashada xaga caafimaadka ee Australia way yara ka kantahay gaar ahaan xaga gelista very hard, se waxa jira courses la soo maro oo xagooda laga soo wareego kuuna fududaynaayay jaaniska sida BACHELOR OF BIOMEDICAL SCIENCE, iyo Health Sciencekaba.
se gobolada qaar waxay yara sahlantahay sida gobolka QUEENSLAND oo la moodo in xaga xitaa mudadu ka yartahay inta kale.
waxaana ugu jaanis yar Gobolka Victoria ee ay ku taal Magaalada Melbourne.
aniga ahaan waxaan bartaaa BIOMEDICAL SCIENCE inshalah I hope inaan ilaa mastertana dhameeyo inshalah hadana waa sanadkaygii ugu dambeeyay inshalah and I hope to be Medical Scienctist waxaana ka bartaa magaalada melbourne Jaamacada VICTORIA UNIVERSITY. almost waxaan odhan karaaa subjects kaan qaadano se waxaa ardayga loo train gareynayaa ama loo diyaarshay as doctor oo kale markaad eegto subjects lagu qaato iyo kuwa caafimaadka inkastoo waxbadan is dheer yihiin hadana waa isak doctor casilan baan odhan karaa kkkkkk
S/c
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version