Author Topic: Su'aal: Wiil aan dhalay ayaa iga xanuunsanaa?  (Read 2975 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline caisha

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wiil aan dhalay ayaa iga xanuunsanaa?
« on: May 12, 2019, 08:47:55 PM »
asc walal wan idin salamy /wiil yar oon dhalay ayan iga xanunsanaa in dhaweyd xanun aan darney waxana laxariray dhaqatir kaladuwan walina wan laxarira 3bilood kahor dhiig ayaa laga qaday hada ayey jwbtii dhiga sobaxday waxana laga baraa ayaa leygu genetik pro wlh aniga Genitik wuxu yahy aad uma fahansani wadan aan luqadisa fahmeyna waan jogaa hada jwbta waxaa kuqoran sidan(heterozygousc.2448_2450del (p.816_817del) wxna raba inad iga cawisan saan ufahmi lahay waxan waxa laga wado mahadsanid




Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: asc waxan idinka rajeynaa jwb qeyr badan
« Reply #1 on: May 14, 2019, 11:32:32 AM »
Mom Caisha, ugu horreyn Asc... Ramadan Kariim, inta Dhakhtarka kaaga soo jawaabaya su'aashada baan waxan jeclaystey in aan kula wadaago sharaxaadda erayga (heterozygous), oo sida aad sheegtay in aad garan weysay micnaha loola jeedo, oo Dhakhaatiirta baarista ku sameeyey inanka yar aysan kuu qeexin macana loola jeedo. Anigu Dhakhtar ma ihi balse macnaha Eraygaas baan kuu sharxaya.


heterozygous: waa wax la xariira genetic ama Hidde-side oo markas asal ahaan yahay wax ku kooban 2 ama 2 xubnood ku yaalla xubnaha jirka misna ku kala yaalla meel kala duwan.
Marka waxa loola jeeda in cillad ay ka jirto xagga Hidde-sidaha sameysanka ee DNA ku shaqa leh in uu contorla sida unugga chromosome.




Sikale haddii aan kuu fahansiyo, Tusaale indhahaagu qaabka ay u sameeysan yihiin aysan is lahayn , midda midig ay leedahay midab buluug ah , midda bidix ay leedahay midab brown ah, taa micnaheed loola jeeda in ay isku waafaqsaneyn xubnaahsi, xagga midabada kala duwanyahay, waa intaas. Inta aan ogahay wixii intaa dheeri ah sharaxaad ku saabsan aan aqoonin Dhakhtarka ka war dhowreynaaa insha Allh, asiga noo bidhaamin doona.

Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.