Author Topic: Su'aal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!  (Read 232875 times)

0 Members and 4 Guests are viewing this topic.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!
« Reply #15 on: March 21, 2015, 03:23:14 PM »
Haddii siigada aad joojisay 13 sano ka hor, waxaa laga yaabaa cilaldaha aad dareemayso in aysan xiriir la lahyn ee fadlan halkaan ka akhriso qroaal ku saabsan hami yarida, kacis la'aanta iyo biyo-baxa dagdaggga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


Offline Nasriin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!
« Reply #16 on: April 25, 2015, 12:19:04 PM »
Subaxanallaah subxanallaah
dadka saa samaynaya cadhada allah in ay ku dhacdo miyuun ka yaabayn subxanallah
masiibadaa inta haysata oo waxas ka caada dhigtay waxan kula talin lahaa ka fogaada cadhadaas
iyo cudur aad gacanta ku kasbateen
subxanallaah
macadallaah
allaha guur idinku arsaaqo iyo allah ka cabsi

Offline Fahrer2015

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!
« Reply #17 on: October 01, 2015, 09:27:33 PM »
aad bay u xuntahay in biyo gacan la isaga keeno waxaa fiican inaan ka fogaano, biya baxa dag daga ah wuxuu u xun yahay kalsoonida aad iska qabto iyo xidhiidhka qoyska, reerba rerka sariirtoodu ka guux badan tahay ayay ka farxad badan yihiin!  taas waa dhab waadna ogaan doontaa.marba hadii aadan hawsha wadan karin waxa kaa maqan qayb ragnimadaadii kamid ah. biyo baxa dagdaga ah waa la joojinkaraa lakin taas kuma imanayso habeen iyo bilo toona , g*kaga waxad u taba baraysay sanado badan si aad biyo isaga keento dag dag ah, waayo waxa loo siigaystaa waa in aad biyo iska keento. mararka qaar waliba kuwo dag dag ah,marka waad la qabsatay, waxa biyaha dadajinaya waxa lagu micneeyaa                     1. maskaxdada oo dareenkii ka danbatay oo si xawli ah u shaqaynaysa marka xagaa lookaco.                                                2.  nerveyaasha g*ska oo  aad sensative u noqday. labadaba  waa dhab iska daa sigaysiga  totally balse markaa marayso after   1 month check xubinkaaga tarank a  gacant ugu qabo sidaad u sigaysan jirtay waxaa ku cadaanaysa in dareenkii badnaa ee g*sku uu meesha kabaxay taas micnaheeda waxaad haysa dariiqdi saxda ahaa. dib ha ugu laabanin keep going bro!!  cibaadada  uma ficna siigaysigu, wahsi iyo caajis farabadan ayaa kugu adkaynaya inaad markaste oo sigaysatid aad qubaysato si aad salaada isugu diyaariso. agow siigaysigu waa camal shaydhaan.