Medical Student Forums > I want to Study Medicine

Study Medicine in Norway

(1/2) > >>

Admin:
Members studying or working in Norway are requested to give any useful information to our members whom are willing to join them.
Any information you give here, will be helpful to your brother.
Regards
Dr.Mahdi

Fredrik:
Jeg skal studere i Tromsø hvis allah ønsk. er det noe som skal søke her ( Tromsø) eller
for å studere i Norge , det e ikke så lett absolutt ikke . må du ha høy karakter for å komme inn her. men det er sikkert at du kommer inn på utland.

Min råd....?

skal du studere i medinsk, æ anbefaler deg å søke universitetet i Tromsø?
men jeg må si lykke til videre alle som skal studere i medisinsk...

æ e ikke go på ængelsk unnskyld mæ

Sorry i'm not so good to write english, sorry for that

Sumayya:

Salaama Caleikum

Fredrik, i understood little bit what you said. It is ok brother if your english is not that good  we will help you and you always can write in soomaali.

Sh. Samakaab:
Ascw,


Walaalayaal hadii aan warbixin kooban idinka siiyo Wabarasha iyo Shaqaynta Norway waxaan ku soo koobayaa sidan hoos aan ku sheegi doono insha allah.

Wabarasha(Study)

Waxarashadu waa mid bilaasha waxaana qofka lagu xidhayaa in uu haysto shahaado muctarif ah, marka ay soo xaqiijiyaan shahaadada waxaa qofka la siinayaa course ah barashada luuqada Norwegianka kadibna wuxuu sii wadanayaa waxbarashadiisii inta uga hadhay.

Shaqada(Working)

Norway shaqadeedu waa mid aad u wanagsan qofkana waxaa uu heleyaa mushahar fiican iyo xuquuq dhamaystiran, lakiin sida aynu iminka la socono aduunkii waxaa ka jira dhibatooyin dhaqaale (financial cruises) Norway waxay qayb ka noqotay dhibatooyinkaas. lakiin dowladu way dadaalaysaa sidii aan loo dareemi lahayn.


wixii su'aal ah waad isoo waydiin kartaan insha allah.

wa bilaahi towfiiq
Samakab

Gina:
Hej!
jag är ny här och väldigt intresserad  AV ATT PLUGGA TILL LÄKARE :)

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version