General Discussions > Feel Free Here

CIID WANAAGSAN

(1/1)

Munim:
Dhamaan xubnaha SD forum Waxan idinkugu hambalyaynaa Munasabada  ciidul fidriga barakesan Allah naga dhigo kuwii sonkoda iyo acmashooda la aqbalay. Sanadkan kiisa kalana  Allah nagu garsiiyo bash bash iyo barwaqo iyo Dalkeena oo nabad ah iyo dadkeena oo caafimad qaba. Amiiiiiiiiiiin Ya Rab.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version