Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha

<< < (2/2)

Burhaan:
Salaan sare kadib
waad mahadsantihiin dhamaantiin haddaan isku dayo in aan figrad kadhiibto jawaabta su,aashaan.
way u dhimi kartaa waayo wada noolaanshuhuba waa xubinta taranka la,aanteedna wada noolaansho ma jiri karto
thx

Abdirizak:
xumbinta ka yar 7cm, marka uu san kacsanayn xubinta ragu maxay noqon kartaa arintaasi

SomaliDoc:
Sida aan horay u sheegay yaraanta xubinta saameyn kuma lahan dhalmo la'aanta iyo uureyntaba.

Hajin2r:
Asc doc..... side loo daaweya xubinta taranka ee raga qeybta hore ee wareega oo dil dilaac sameeysa xili kasto oo galma ah dabadeed ama guduud noqota xubinta inteeda kalena waxay leedahay wax aad moodo cambaar cml ama wey cad cadahay wa mahadsantihiin

Ayanleh:
asc
yaranshaha xubinta taranka raga waxba uma dhimi karto tacamulka ninka iyo xaaskiisa , waxase muhiima uun shaqadii lo bahna xubintu ma qabaynaysaa.
xubinta raga wa laba nooc 1. nooc marka uusan kacsanayn u muuqda mid gaaban lakin marka uu kaco aad u dherada
                                       2. nooc marka uu kacanyahay dheeer balse marka u kaco aan dherer badani ku biirin
inta badan dadka kashakiya xubinta taranka waxay u badanyihiin dadka daawada films sex ka ah kuwaso lasoo qaato kuwo aan caadi ahayn  markaas qofki dawaday wuxu is dhahaya xubintadu way yartahay
mahadsanidin
dr:ayanle

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version