Author Topic: Study Medicine in Syria  (Read 33081 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Study Medicine in Syria
« on: September 07, 2007, 09:26:53 PM »
Members studying or working in Syria are requested to give any useful information to our members whom are willing to join them.
Any information you give here, will be helpful to your brother.
Regards
Dr.Mahdi


"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline Binuciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Study Medicine in Syria
« Reply #1 on: February 04, 2008, 09:14:43 PM »
بســـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــم اللــــــــــــــــــــــــــــه الرحمـــــــــــــــــن الرحيـــــــــــــــــم
أهلا بــــــــــــــــــــــــــكم  في سوريا  الحـــــــــــــــــــــــبيبـــــــــــــــــــــــــــة
Wax barashada  jamhuuriyadda  carbeed ee Syria

Dowlada  suuriya ayaa  waxay  kamidtahay  dowladaha carbeed iyo kuwa islaam ah  ee  gacan  qabtay  ardayda  soomaaliyeed  kadib markii ay  burburtay  dowladda  dhexe  ee  soomaaliya ayadoo siisay deeq waxbarasho ama minxa  daraassa sida  ay wax  oga  bartaan  jaamacadaha  iyo  macaahid  dhexe  ee dalka  suuriye  haddaba  waxaan  doorbidayaa  in ay wax yar katilmaamo  qaabka iyo  sida  ay wax  oga bartaan  ardayda  soomaaliye  dalka  Syria ayadoon  qooraal  lagu soo koobi Karin . .

1:side  looga helaa  wax barasho  suuriya ?
Marka  haddii aad doonayso in aad  waxbarasho karaadsato  wadanka  suuriya  waxaa ladhihi karaa  waa ay  fudududahay oo waxaan  lagaa  rabaa in aad  dhamaysataha  dugsiga  sare  iyo  wixii la  mid ah  kadibna  aad  ka  xaraysato kulyadda ama  machadka aad  barto in aad  barato safaaradda  soomaaliyeed  ee  kutaala  syria  si ay kuugu  soo saarto  wax barashada aad  raadinayo haddii aad  nasiib  u yeelato in aad  waxbarasho  hesho suuriya . .
Waxaa  imaan karta  in aad  is waydiiso bilaash  miyaan  ku helayaa waxbarashada  mar  haddii aan  rabo in aan wax kar barto   wadanka  suuriya ?
Jawaabto  waxaa  ladhihi karaa  waa maye  oo waxaa  lagaa  qaadayaa  qarash aan aad ubadnayn marka aad safaaradda  soomaalida  ee  syria  ka xaraynayso  waxa aad rabto ayadoo  kuxiran waxa  aad rabto  ama aad  baranayso  ayadoo  u kala  badan sida ay u kala  sareeyaan  kulyaduhu (yacni waa  ay  kala  khaalisanyihiin).

2:waa  qaab sidee  ah  waxbarashada syria ?
Waxaan  filayaa  mar  haddii aad niyad  u hayso in aad  waxbarato waad  awoodaa in aad  dhex marto darbi  shub ah  adoo  fara maran ,taas waxaan  oga  golleeyahay  ardayda syria waxkabarata  ayaa  tiraada  waxbarashada  wadanka  suuriya  waa  ay  adagtahay waana  ladhihi karaa  waxbaa  kajira  marka  loo fiiriyo  qaabka  wax loo barto suuriya oo  ah mid kaduwan  midka  ay isticmaalaan  wadamada  reer galbeedka  ama  yubur iyo mareykanka bal waa  mid  kaduwan una  badan  in aad  wax xifdido iyo  imtixaanka  oo ah mid  la  isku  naxariisan ama  adag ..
Luuqadaha  waxlagu bartaan waa  luuqadda af carabiga inta badan .oo  ah luuqadda  uu  leeyahay dalku ama  looga  hadlo.


3:ardayda soomaaliya  maka  miran keenaan wax barashada  syria?
Waxaa  wax  kabarata jaamacadaha iyo macaahidda dhexe  ee  suuriya  arday  badan oo soomaali  ah waxaana  kafuran  ururka ardayda  soomaaliye  ee  suuriya oo ay kumidaysanyihiin  radayda wax kabarata  suuriya sanadkiina waxaa  soo galay  wadanka  suuriya  marka  ay  ugu yaraato  arday soomaaliyeed  oo  gaaraysa 28 arday oo kala  yimaada  delkeenii soomaaliya  iyo dowladaha  khaliijka  iyo kuwo kabaxay digsiyada  sare  ee  suuriya  .
Dhamaan ardaydaas  waxa ay ku biiraan  jaamacadaha  iyo macaahidda  suuriya  dabcanna  mar haddii aad  arday tahay  waalid  ayaa  kaasugaya  in aad  waxbarato sida aad u badbaadiso  qaran dumay iyo naftaada waxaana  ladhihi karaa  ardayda soomaalidu waa ay  kamiro keenaan intooda  badan  iyo qofkii  dadaal muujiya . ayadoo   2 sanaba  ay dhor araday oo soomaali ah  ka khalin jabiyaan  jaamacadaha  iyo macaahidda suuriye ..

Intaa ayaan door buday  in aan ka iraado  qaabka  iyo sida  ay waxlooga  barto  adanka suuriya  waxaana  ka  cudur  daaranayaa  wixii aad fahmiweydaan  ama  khalad ah sida aad intaa  kabadan oga  ogaatid  fur  web sideka  jaamacadda oo ah

http://www.damasuniv.shern.net   kadibna  dooro luuuqadda aad  barto


Lasoco qeybaha denbe
Qore :xasan axmed ciise (binu ciise)   Damascus  syria




 



Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Re: Study Medicine in Syria
« Reply #2 on: February 05, 2008, 09:33:46 PM »
Saaxiib aad ayaa ugu mahadsantahay warbixinta aad naga siisay wadanka suuriya iyo waxbarashadiisa, waana mawduuc muhiim ah oo qof walba oo rabo barashada caafimaadka uu ka faaideysan doono.

Hadii aan dhawr su'aalo kaa weydiiyo:
1- Qofkii raba inuu lacagtiisa ku dhigto lacag intee la eg ayaa sanadkii algu dhigtaa?
2- Ma jiraan jaamacado english kaliya lagu dhigo mise waa carabi?
3- Hadii safaarada laga gudbisado, tusaale ahaan aan caafimaad dalbado, ixtimaal intee la eg ayaa dhici karto inaan helo mise waad helaysaa lakin waa private, bal taas xoogaa noo waadixi adigoo mahadsan?

Waxbaro!
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!

Offline Binuciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
jawaabo
« Reply #3 on: February 05, 2008, 10:25:43 PM »
sxb  waad  kusalamay  salaan  kadib  haddii aan  kaaga  jawaabo  su,aalahaaga   tan kowaadd ;
1:haddii aad  barto  in aad  suuriya  wax kabarato waxaad  ka  dalbanaysaa  safaaradda  soomaaliya  ee  suuriya  kadibna  waxaad  isku  afgaranaysaan  wixii aad  rabto markaa  dib  haddii ay  kuu soo  baxdo kulyadda waxaad  bixinaysaa  wixii ay  kaadalbato safaaraddu  oo  ayadaa  gadata  deeqdii soomaaliye  lasiin  jiray  markii ad  iska  qorto  kulyadda  kuu soo baxdayna waxa ay kaa qaadaysaa   wax yar  oo  a  qoraalka  jaamacadda marka  ugu horaysa oo aad  iska  qorayso  oo lacag maahan  jaacaddaha  dowlada wayna  jiraan  ku  khaas ah .
2;waxaa  la dhihi karaa  waa  maye  kuwa  dowladdau ay leedahay  bal way jiraan kuwo  dad leeyahay  in kasta  oo aysan  badnayn.
3:mar haddii aad  wax  kadalbanayso  safaaradda waxaan filayaa  in aysan  ahayn khaas  kaaliin waxaa  jirta  in lagu yiraado dad badan  ayaa  kaa soo horeeyay  haddii aad  caafimaad  dalbanaysid  dadka  oo  saf ugala  owgeed  dalbashada  caafimaadka 
intaa ayaan  ka oran  lahaa   jawaabaha  su.aalahaaga  walaal  waana  mahadsantahay  walaal .

waxaa  ka jawaabay :xasan axmed ciise (binu ciise)   Damascus  syria

Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Re: Study Medicine in Syria
« Reply #4 on: February 06, 2008, 01:54:07 AM »
Walaal aad ayaa ugu mahadsantahay jawaabaha aad isiisay.
waxaana ka fahmay jawaabtaad in safaaradda iyadoo aan la soo marin aadan wax ka baran karin dalka suuriya hadii aad lacag wadato xitaa.
mahadsanid

Waxbaro!
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!

Offline Binuciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Study Medicine in Syria
« Reply #5 on: February 06, 2008, 12:38:04 PM »
sxb waa sidaas ayaan  oran karaa waayo  deeq waxbarasho oo lasiin jiray  dowladdii  hore ee  soomaaliya  ayay gadataa  safaaraddu marka waad  ku qasbantahay  in aad  soo marto  xattaa  haddii  aad  lu  baranayso  lacagtaa .
waana  mahadsantahay  sxb

Offline Binuciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Study Medicine in Syria wargalin
« Reply #6 on: February 08, 2008, 02:21:27 PM »
waxaan dhamaan ku wargalinaynaa akhristayaasha  webka somalodoc.com in  ay  nasoo waydiin  karaan  wixii  su,aalo ah oo ku  saabsan wadankla  suuriye haddii  ay  ahaan leheed  dhan  waxbarasho iyo  wixii aad danaynayso in aad wax  ka ogaato  oo  aad isleedahay wax ka ogow  kuna  saabsan syria  ,
waxaana  diyaar kuugu nahay in aan kaaga  jawaabo intii karaan keen ah anagoo isku dayayna in aan  u bandhigno dadka khibradda u leh su,aashaada  kadib aan kuugu reebno  jawaabta  gogga Study Medicine in Syria  oo aad kabogandoonto .
mahadsanidiin 

by : binuciise

wakiilka somalidoc.com  ee syria

Offline Naira

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Study or work in Syria
« Reply #7 on: February 14, 2008, 11:37:35 PM »
kkkkkkkkkkkk ya salam cala akhbarak walaha mara xilwa wht u say so i thng igonna need buy eyeglass to beleive all u said sir let me tell u am here in syria n olreay finish my high school n am 3yrs searching university n never gett it u knw why ........ agood quation khali tafkiiak yujawibak waayo syria igula noshahy wana ogtahay xaalka sidu yahay n thnkz about ur brecious information ::) ;D

Offline Mustafa

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 63
  • Points: +225/-0
  • Gender: Male
Re: Study or work in Syria
« Reply #8 on: February 15, 2008, 02:54:44 AM »
Assalam aleikum Naira,

I see that you sound very disappointed. Could you tell us what kind of difficulties that you and/or others have encountered regarding admittance in universities in Syria  ?

Wa assalam aleikum

Mustafa
Mustafa

Offline Yaxya

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 575
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
Re: Study or work in Syria
« Reply #9 on: February 15, 2008, 04:56:17 PM »
the study medicine in syria is acually waste of time,n i see that when i visit it last year..the students there they study in arabic with old text books the best book maybe at least 15 years old..again they study one year in two years wich means they fail each year...most of them are depressed some of them said i regreted studying medcine in syria for those people my advice to them to stop thier studies there n come to benadir university here in muqdishu
الأسوار التي تحيط بنا عالية، وعلى من لا يستطيع أن يهدمها أو يقذفها أو يتسلق عليها... عليه أن لا يزين للباقين الجلوس خلفها.

Offline Binuciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Study or work in Syria
« Reply #10 on: February 16, 2008, 06:26:24 PM »
waad  salaamantahay  naira mar  haddii aad  ku nooshahay  syria waxaan  filayaa  in aad  ogtahay wax  kajira  iyo  sida  waxlooga  barto hadii aad  3 years aad  sugaysan  waxbarasho  in aad  kahesho syria  waxaan malaynayaa  maadan uyeelan  nasiib  in aad  wax  kabarato   waxaana  galayaabaa  in ay  jirto  sababo badan  waana  la socdaa  in ay  adagtahay  sida  waxbarasho  loogo helo  suuriya.
waxaan  kuu  rajaynayaa  in  aad  hesho  waxbarashada  aad  raadinayso
waana kugu soo dhawaynaynaa  in  aad  fikirkaaga  kadhiibato sida  wax looga barto syria

mahadsanid 

Offline Binuciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Study or work in Syria
« Reply #11 on: February 16, 2008, 06:41:13 PM »
aad  ayaad  u mahadsantihiin  yaxye  and  mustafa  waana  idinkaga  mahadcelinayaa   fikirkiinn  saliim ka ah ....
mar  haddii aan nahay  ardayda  wax  kadhigata  suuriya  kama  niyad  xumin in aan  wax  kabarano  suuriye  waana  ku  faraxsannahay  in aan wax  kabarano  in badan oo  naga  mid  ahna  waxay  kabexeen  jaamacadaha iyo  macaahid  syria  waana  mahad  ilaahay    haddii  aad leedihiin sxb  yaxye   suuriya  ka soo tagay  ee soomalaiya  imaadan  waan jecenlahay in aan dalkeenii  yooho  wax  kabarano  uma  narano ee  waxaa  jira  waad  lasocotaa  sxb  anigaan kula  hadlayana waxaan  ahay   ardayda  kabaxday jaamacadda  dimishiq  ee  syria  qeybteed caafimaadka  waxaan jeclahay in aan dalkee  ku soo noqdo ........

midka  kale  haddii aad  maqasheen waxbarashada  suuriya  waa  ay  adagtahay  taas  wax  waa  kajiraan  laakiin  su,aal cilmiga  waxgumaada ee  nucleeraka  soo  dad  masuubin   intii aysan  waa  ay  barteen waan ku dhibtoodeen  kadib way  isticmaaleen mar  taas  oo  jirta  yaan  lagaa  dhaadhicin  waxbarasho ayaa  adag  .
waana  mahadsantihiin  dhamaantii 

n.b  waxaan ka  cudur  daarayaanaa  haddii aan  su,aalo  aad  iwaydioseen aanan kajawaabin  waayo qaar kamid ah  qoraalkiinii waxaa  ku jray  xarfo  gaagaaban  oo aan  fahmin  ujeedadooga 
mahadsanidiin  sbx

Offline Yaxya

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 575
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
Re: Study or work in Syria
« Reply #12 on: February 16, 2008, 08:26:28 PM »
a/c binucise cafwan ya akh la tifhamni qalad ana hyda kan ra’yi wa almowqic howa muntda wil muntdaa kul waxed yibdi ra’yo bisraxa doona an yatajawaz kulun xadah ..
I am happy for your loving your country and you have to work hard my brother because your nation needs your knowledge..Dont think like others those who have buufis disease. By the way I study in Syria and I was there more than ten years and all my family now in Damascus, my brother also finished his studies in faculty of veterinary in hama city….again thankx a lot binucise
الأسوار التي تحيط بنا عالية، وعلى من لا يستطيع أن يهدمها أو يقذفها أو يتسلق عليها... عليه أن لا يزين للباقين الجلوس خلفها.

Offline Naira

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Study Medicine in Syria
« Reply #13 on: September 02, 2009, 12:05:45 PM »
 :-[thnkz dr mostafa i really tried of being trying so icame her khartoum sudan were i  study nw its nt like syria atside of climate lakin shu caleyhaa muhim study wa badi arux li aakhir alduna minshas hadaf daa nw am simister6 going 2 4th yr so nashkur alah ini ma dayacta wati down der bro n thnkz really bactadir ma jawabtak min badra kinta busy all d best 2 others ramadan kariim  :)


 

What is "BONDING" means in Medicine?

Started by AdminBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 30618
Last post April 07, 2008, 06:33:24 AM
by Admin
Muxuu yahay "Internal Medicine"?

Started by AdminBoard Clinical Rotations

Replies: 0
Views: 45192
Last post February 11, 2007, 12:34:45 PM
by Admin
Nobel in Medicine Awarded to Three for "Knockout" Mice

Started by MankayBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 29542
Last post October 10, 2007, 12:00:30 AM
by Mankay
Community medicine طب المجتمع

Started by MunimBoard Other Medical Careers

Replies: 0
Views: 43219
Last post June 01, 2008, 12:25:07 AM
by Munim
UK - Biological Sciences starting 2009 then switching to Medicine starting 2010

Started by JonnoBoard I want to Study Medicine

Replies: 3
Views: 36254
Last post September 10, 2009, 02:41:15 AM
by Dr. Lulu