Author Topic: Su'aal: Muxuu yahay kaniiniga Clomid?  (Read 15459 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maida

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Muxuu yahay kaniiniga Clomid?
« on: October 04, 2009, 09:48:51 AM »
   asc dhaman bahda inoo dadahinysa bejkaan aan rabaa inanaka faideysto
1.  walal waxab rabaa inala isharxo  kaninigaan oo ananmacanhisa walifahansanayan kaniniga magaciisa waa Clomid     waxa loo cuno  iyo waxuu taro  iyo hadii aan cuno dhibka uu i keni karo  ama faa idada uu isin karo ayan u bahanay  adigoon mahadsan waxan filayaa inla iga soojawabi doono aniga2010@hotmail.com  ayad igu soo diri kartaan jawabta mahadsanidiin bye  maid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muxuu yahay kaniiniga Clomid?
« Reply #1 on: October 06, 2009, 11:22:29 PM »
Clomid waa kaniini loo adeegsado in uu siyaadiyo bacriminta ugxanta haweenka.
Waxaa loo qoraa haweenka ka cabanaayo dhalmo la'aanta.
Waxaa dhibatooyinkiisa ka mid ah matag, lalabo, naaso xanuun, caado badan, madax xanuun, gariir, timo go'id iyo calamado kale.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Nin jidhkisu kala weyn yahay (XAGA SARE OO YAR IYO XAGA HOOSE OO WEYN)

Started by Hotboy911Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23182
Last post June 13, 2015, 03:26:34 PM
by SomaliDoc
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291287
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78266
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 53627
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Majiraa Jawaab Ilmuhu Bixiyo Markuu Caafimaadkiisu Taam yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7120
Last post August 15, 2015, 12:52:33 PM
by SomaliDoc