Author Topic: Suáal: Xaada raga iyo sidee u heli karaa??  (Read 13769 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Malaqa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Suáal: Xaada raga iyo sidee u heli karaa??
« on: October 11, 2009, 11:35:20 AM »
Dhamaan waan idin salamaya walalayaal.
waxaan aad u donayay in aan helo xaada xabadka iyo xaloosha saaran marka waxan weydiin laha Drka sidee ku heli kara ama daawo ama si kale oo aan ku heli karo in aan timo ku yeesho xabadka iyo xaloosha ??





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Suáal: Xaada raga iyo sidee u heli karaa??
« Reply #1 on: October 12, 2009, 11:53:35 AM »
ma garanayo daawo la isticmaalo oo xaadda badisa ama soo saarto
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: