Diseases and Conditions > Qaybta Wacyi Galinta
Faa'idada oo leeyahy biyaha
(1/1)
Samawade180s:
waan idin salamay all memberka iyo mamulka webka..saln kadib
waxan raba ina ka hadlo faa'idad ey leeyihin biyaha oo cadiga ah ,inkasto aan la soo koobi karin faa;idada biyha cadiga ey leeyihiinn waxan ka taban laha waxa yare waxa ka mid ah :
1.cafimadka ey ufiicnayihiin .
2.waxan ku wanin laha dadka qaba codorka gaska lo yaqan iney badsadan aroortii intey wax cunin ayan kula talin laha .
waa baris cilmiyed iyo tijabooyin aan soo sameeyay
mahadsanidin all
Navigation
[0] Message Index
Go to full version