Author Topic: Su'aal: Qof jeexan oo meshi dhiib u so qucadey?  (Read 2846 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Bilane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qof jeexan oo meshi dhiib u so qucadey?
« on: May 26, 2016, 09:37:58 AM »
Asc Marka hore wan inI salamaya suaal ayan idin weydinaya waxan ahay qof jeexan ilmo aya la igu jeexay meshi hal qodob aya ku jiirta maxa taalo ah weyna I canuneysa thx




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qof jeexan oo meshi dhiib u so qucadey?
« Reply #1 on: June 05, 2016, 07:41:32 PM »
Waa in cangarigaas ama duntaas lagugu tolay lagaa furaa haddii jirka aysan dhuugin ama baab'in "Non-absorbable", Fadlan la xiriir dhakhtarka.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: