Medical Student Forums > I want to Study Medicine

Study Medicine in Egypt

<< < (2/4) > >>

Dr.Habiib:
asc
dhamaan bahda caafimaad waan idin salaamay .
marka ugu horeysa wax barashada caafimaad masar waa mid aad u sareeysa  waana manhajyad ugu adag .
qaab ahaan qaabka iyo sytemka waa nooca loo yaqaano (regional).
darasada sanadkii waa 10 bilood ( 7 bilood waa daraso . 3 biloodna waa exam)
imtixaanka qaabka loo qaada waa nooco loo yaqaano secondariga sida sanad ugu danbeeye ee schoolka .
malahan simister sanadka dhan waxaa la qaada imtixaan final ah oo la galo bisha may. june. julley.
waxaa jira wax la dhaho acmaalu sanah oo janaury la galo oo 20% oo u dhiganta mid term.
 barasha caafimaadka dalka masar waa 7 sano oo daraasa ah afarta sana ee ugu horeysa waa kiiba waa sanad, lakiin sanad shanad iyo kan 6 kiiba waa hal sano iyo bar darasada.
madooyinka sanadka kowaad waa sida tan:
1. ANATOMY  waxaa lagu saxaa 250 darago.
2. PHYSIOLOGY1 waxaa lagu saxaa 250 darajo.
3. histogy1 waxaa lagu saxaa   150 darajo.
4. BIOCHESTERY1 waxaa lagu saxaa 150 darajo.
maadooyinka sanad labaad waa sida tan:
1.ANATOMY2 waxaa lagu saxaaa 250 darajo.
2. PHYSIOLOGY2 waxaa lagu saxaa 250 darajo.
3. histogy2 waxaa lagu saxaa 150 darajo.
4. biochemistery2 waxaa lagu saxaa 150 dajo.
 sidas ayey darasda ku socataa waa sadex  marxalo:
1. marxalada kowaad waa labo sano
2.marxada labaad waa 1 sano ( sanadka sadexaad )
3. marxalada sadexaad waa 3 sano waxaa loo yaqaana (clinical)
 waxaan idin dhaafayaa sida iyo is xiriirin wacan dhamaan bahda caafimaadka.
                                                     cairo university
                                                    faculty of medicine
                                                    kasri alainy

Amran:
garaad ur wrong... on my A&E rot. I met a dr who studied at some college in Dubai and didnt have to sit any exam whatsoever...

Mandeq:
Miski mashaa alaah well done we so proud of ya , i hope allah will help you to pass with a good class, any how  CAN SOME 1 TELL WHAT ARE THE ENTERY REQUIREMENTS TO DO MEDECINE IN EGYPTY? AND IF YOU GOT ANOTHER DEGREE SUCH , BIOMEDICAL , OR BIO CHEMISTY CAN YOU STILL GO THROUGH ?

KIND REGARDS

Dr.Han:
alsalam alikom .............
Im dr.han from egypt . I m studing at ALAZHAR UNIVERSITY .
our study is about 6years and another training year in hospitals.

MISK:
اهلا وسهلا يا دكتورة انا معاكي ازهرية

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version