Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhididka Gacmaha iyo Lugaha?
Shire:
adbaad umahasantahay doctor taaas wan kajahilbaxay lkn dhowr hospital an tagay wan u sheegay dhidid saaid ah in an qabo waxay igu dhehen dhididkaas badan waxa keni karo cudurka sonkorta ee iska sobaaar hadan iska barayna maqabtid aya laidhahay so doctor mala orankaraa cudurkaas sonkorta way keni kartaa gacmo kadhidid iyo lugo kadhidid ajar iyo xasanaad allaha inkasiyo sida wanaagsan oo ad nocawinaysaan
SomaliDoc:
Sonkorta haddii ay dhacdo way keentaa dhidid badan laakiin cudurka sonkorowga oo ah sonkortoo kacsan ma lahana dhidid badan.
Halkaan ka akhriso qoral ku saabsan sonkorta dhacayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,722.0.html
Shire:
Asc somali doctor adinko mahasan waxan wali suaal kaqaba gacno dhididka iyo caga dhididka sibitalo badan aya tagay waxay igu dhehen dawo dhididka jojiso majirto dawada antiperspirants waa wadawo logu talagalay in kilkilaha lamarsado oo ay wasaqda kaxeliso ee dhidid gacno iyo lugo ah waxba kama tarayso intaas kadib nin farmashiyo gadayay aya wuxu isiyay 20% afuminium hex a chloride in absolute alcohol marka maxa ladhihi kara dawadaas mise taqanaa doctor?
SomaliDoc:
Antiperspirants ama Deoadorants waa sida aad tilmaantay oo waa waxyaabo la marsado oo dhididka yareeyo, carafne leh, waxaa aad loogu isticmaalaa dadka kilkilaha aad uga dhidida, waana wax aad si toos ah u gadan kartid, laakiin way jiraan daawooyin kale ee ay qasab tahay in aad dhakhtar la xiriirto si laguugu qoro, saxne ma ahan in aan halkaan ku qorno.
Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa.
Shire:
adbad umahasantihin hadi an iska marsado dawadaas malaga yaba in ay dhididka badan iga yarayso sida an hadaba arko oo ad modid sidi badnad oo dhididku u imanayay in ay yaratay cml mida kale melaha dhididku ka imanayo miyaa lamarsanaa mise mel gaar ah oo waxa jirto lamariyo oo qanjirka dhidka sodaayo uu kujiro sida awalba ad usheegteen thanks alot once again!
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version